Soo jeedin ayaad samayn kartaa iyo su'aalo taasoo ku saabsan habka shaqada ee wikipedia waxaa sidaas oo kale awoodaa Su'aashaada. Cilmiga ah kuna dhisan anshax.
Ha ka tagin saxiixa ee Bogagga wadahadalka qorista afar xarriiq sidaan ~~~~. laakiin waxaa lagaa rabaa inaan la saxiixin maqaalada, maxaa yeelay waxay noqonayaan wada lahaansho marka la sameeyo.
walaal isku day in aa meeshaan ku qorto af soomaali.Mashruucyada wikipediyahaan ku qoran waa af soomaali oo kaliya, mahadsanid.Maax12:37, 16 Nofeembar 2011 (UTC)Reply