User talk:Jaarso

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Waa ku salaamay Jaarso, sxb ku soo dhawoow wikipediaha, Mqalaalka aa sameysay dhamaantood waxee ka hadlaayaan jaarso mana lahan xigasho, luqadaha kale neh kuma jiro. sidaas darteed aa laga yaabaa in lagu tirtiray. sawirada kuwa aad adiga leedahay kaliya aa soo geli kartaa, sababtoo ah meeshaan sawirada waa la qeebsadaa. isku day in aa sawirada aad rabtid ka soo qaadatid wikimedia commons. Maqaalalkii la tirtiray hadii aa xisho u haysid waa laguu soo celin karaa. Fadlan ogaaw maqaal kasto oo meeshaan ku dartid shaqsi kasto ayaa sixi karo mahadsanid Maax (talk) 13:09, 25 Abriil 2013 (UTC)[reply]

Article requests in Somalli[wax ka badal xogta]

Hi! Do you do article requests in Somali? WhisperToMe (talk) 08:25, 16 Juun 2014 (UTC)[reply]