U bood nuxurka

User talk:Juuni2009

Nuxurka bogan laguma taageero luqado kale.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

maxamed c/lahi juuni waa siyaasi da'yar oo soomaaliyeed waxa uu dhashay sanadkii 1996 dii asigoona ka bartay maamulka guud ama (public administration) jaamcada muqdisho, maxamed ayaana ah shaqsi aad u jecel inuu qeeyb weeyn ka qaato horumarka dadkiisa isagoona dhoowr urur oo u dhaq-dhaqaaqa arimaha ardayda iyo dhalinyarada wax ka sameeyay halka qaarne uu madax kasoo noqday waxa uuna imanka qorsheenayaa inuu si toos ah ugu biiro siyaasada.

Bilow dood la soco Juuni2009

Bilow dood