Jump to content

User talk:Kaafi Somali

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
faalladii ugu dambaysay: 5 sannadood kahor ee Maax

waa ku salaamay kaafi somali

ku soo dhawoow wikipedia. qoraalka aa ka saxday maqaalka soomaaliya ee aad u badashay 'ogayahay' eraygaas waa qalad. sidaas darteed waa la celiyay, sidoo kale maqaalka cabdicasiis waxaad ku dartay qoraal ku sabsan dheerirka xeebta oo macluumaadkaaga yahay dhowr kun oo kiilomitir oo labo jibaar eh, waa qalad. qoraal kaaga ha noqdo mid sax ah oo faaiido leh mahadsanid Maax (wadahadal) 21:22, 6 Luuliyo 2020 (UTC)Reply