U bood nuxurka

User talk:Kaaficae

Nuxurka bogan laguma taageero luqado kale.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
faalladii ugu dambaysay: 12 sannadood kahor ee Kaaficae

Idaacada Risaala waa idaacad Madax Banaan oo ku taala magaalada Muqdisho, waxaa la aas aasay bishii Aprill ee sanadkii 2010, waxay ka mitahay idaacadaha ugu dhagaysiga badan magaalada Muqdisho. Idaacada risaala waxaa sitoos ah aduunka oo dhan looga dhageestaa Boga internet-ka ee http://risaala.net/ --Kaaficae (talk) 12:17, 12 Jannaayo 2014 (UTC)Jawaab