User talk:Kali duul/Bacaadka
Hadal ku darAppearance
Faalladii ugu dambaysay: 10 sannadood kahor ee Kali duul qodobka warsan iyo gudoon
Fadlan jooji inaad bog kasta ku qorto {{Tirtir}} ama {{Delete}}, sababtoo ah boga aad geliso qoraalkaas wuxuu ku biirayaa bogaga la tirtirayo (masaxayo). Dhowr jeer oo hore ayaan ka saaray bogaaga "bacaadka", mana rabo inaan tirtiro bogaaga bacaadka.
Mahadsanid, Ismail4all (talk) 03:29, 20 Maarso 2016 (UTC)
warsan iyo gudoon
[wax ka badal xogta]Waayahay walaal waan joojiyay, mahadsanid--Kali duul (talk) 18:35, 20 Maarso 2016 (UTC)