Jump to content

User talk:King poroza

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
Faalladii ugu dambaysay: 7 sannadood kahor ee King poroza qodobka Taarikhda king poroza

Taarikhda king poroza

[wax ka badal xogta]

King poroza magaciiza oo dhameestiran waa updyrizaaq mohamed adam(poroza)wuxuu dhashay 14 august sanadi 2000 wuxuuna ku dhashay degmadada jalalaqsi ee gobolka hiiran hooyadiz waxa lagu magacabi jiray mulki cali cabdule halka aabihiz la oran jire mohamed aadam nuur king poroza isagoo 4 jir ah ayaa wax laga so kaxeeyo degmadada jalalaqsi madama ay ehelkiiza kuso wajahnaayen magalada muqisho king poroza wuxuu 2009 heer school ka bilaabay dugsiga al imaam ibnu khuzeyma ee magalada muqdisho hasa yeeshe nasiib xumo uma sii suurto galin madama dalka qalalso dagaal ka jireen naziib wanaag sanadi 2012 wuxu dib ubilaabay heerkizi waxbasrashada wuxuuna ku biiray dugsiga hoose ' dhexe iyo sare ee SyL wuxu qalinjabiyay dugsiga sare sanadi 2016 waa 18 jir kunool magalad muqdisho 💘👏 King poroza (talk) 00:34, 7 Nofeembar 2018 (UTC)Reply