User talk:Lamborghini 2x
Hadal ku darAbdulahi mohamed Barre Caato
[wax ka badal xogta]Waxa uu ku dhashay duleedka magaalada qardho waxa uu mudo dheer kuso barbaaray badiyaha kismaayo mudooyinkii waxbarasho 1. Dugsigii dhexe waxa uu ku qaatay magaalada qardho dugsiga xaaji aadan primary school 2. Dugsigi sare waxa uu kuso qaatay magaalada muqdisho dugsiga banaader secondary school 3. Heerka diploma kuliyada logistic and supply chain management jamacada hargeysa university sidaas si lamid ah waxa uu so maray kuliyadii tababarada macalinimo ee lafoole heerka primary program iyo secondary program labadaba 4. First bachelor of public administration fro. University of somalia Heerarkiisi shaqo ugu awooda ficna inta uu joogay waayihisi nololed; 1. Waxa uu dowladi kacaanka kaso noqday general kii guud ee kuntuwaarey iyo xarunti division 77 General officerkeeda 2. Asaaski puntland wasiiru dowlihi shaqada iyo shaqalaha isla si lamid wasiir kuxigenki wasaraf hawlaha guud iyo guriyeynta 3. Wasiirki xanaanada xoolaha dowladi labaad ee puntland 4. Gudooyihimi gobolka karkaar dowladi 4aad ee puntland 5. La-taliye madaxweyne arimaha gudaha Wabilaahi towfiiq# Lamborghini 2x (wadahadal) 03:29, 5 Abriil 2022 (UTC)