Jump to content

User talk:Mahad

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
faalladii ugu dambaysay: 18 sannadood kahor ee Mimursal

Walaal hadii aad rabto in aan tijaabiso sida boggaga Wikipedia wax looga bedelo loona istimaalo waxaad tagtaa Caawinaad.

Bogga Cabdullaahi Yusuf Axmed wuxuu u jiray horey loomana baahna in la'sameeyo midkale. Waxaad ka fiirisaa halkan.
Inta aadan keydinin qoraaladaada waxaad fiirisaa sida ay u ekaan doonaan. Waxaadna ka fiirinkartaa adigoo dhagsiiya batoonka Itus horfiirinta.

--M. I. Mursal 09:47, 7 Nofeembar 2007 (UTC)Reply