Jump to content

User talk:Maxamad xasan yaquub abgal

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
Faalladii ugu dambaysay: 2 bilood kahor ee ~2025-33791-95 qodobka Waa Xog Been Abuur ah oo aan sugneen

Beesha maxamad xasan yaquub obakar(gaabane) Harti abgal.

iska baro MAXAMAD xasan yaquub (obakar) harti abgal

Maxamad xasan yaquub (obakar) waa juffa hoose oo ka mid ah harti abgaal,waxee dagaan hiraan baladweeyne, jawiil feerfeer farlibaax mustaxiil bakool quracjoome, bakool qoryooleey xamar afgooye xudun bay galkacyo mudug dhulka jigjiga baabli ilaa caro galbeedka somaliya ethiopiya iyo magaalo tiro badan, maxamad wuxuu ukala baxaa 3 jilib oo kala a

(1) Cilmi iriboow

(2)maxamad iriboow

(3)wehliye iriboow

cabdi wehliye iyo axmed wehliye

reer adan, waxeey dagaan jigjiga magalada baabli ilaa dhulka ethiopiya

reer amiir waxeey dagaan qoryooleey,bay xudur jubada dhexe afgooye xamar

reer axmedFIQI waxeey dagaan,hiiraan, mudug, dhulka ethiopiya, baladweeyne mustaxiil farlibaax quracjoome xamar waqooyiga

reer somane waxeey dagaan baladweeyne ilaa galbeedka somaliya quracjoome.


beesha maxamad xasan yaquub obakar harti abgal, waxaa ka dhashay rag badan oo caan ah. Xaaji AxmedFIQI oo ahaa ninkii khaligi kusuusigi ugu weeyna ee taleex 1900 -1910 , xukunka iyo talada nidaamka jamhuriga sameeyay loogana danbeeyay xiligii taleex 1910 sayid cabdule xasan seedigiis ahaa, gabaygi ku baxay axmedfiqi wuxuu ahaa sida tan,

Sareedad aduun cismaanoow subaxba waa cayne Surin aanad filinbaa wax kale kugu saloogtaane Saqiir iyo kabiir dadkii saar xunbaa helaye Ana way i sidataa ilayn sulufka waa beene saka adhi waxaan siiya oon sulub u loogaabe Axmed fiqi sawaab kagama helin sadaqadaydiiye Markaan sabi ahaa iyo hadoon sayma oday yeeshan Saaxiibkii aan yeeshaaba waa saancad iyo hooge, kol hadaanu sabankeer naflihii saafi noqonaynin Alahayoow adaa saatiree suubi taladayda,ninkii aan mooday waa seedigeeyee waa saylab lagu'rabee sawaab kagama helinee sadaqadii axmedfiqi.

  waxaa kaloo kamid ah  reer soomane, reer axmedfiqi, reer cali, reer amiir iyo kuwa kale oo badan.


AQOONYAHANADA: waxa mid ah DR MAXAMED CABDULAHI SOMANE, abukato ismaciil cabdule somane. DR cusman c/q axmedfiqi, eng shiikhaalow c/malik axmedfiqi, dr cumar c/q axmedfiqi, eng c/fitax qasim c/q axmedfiqi, eng maxamad cali c/q axmedfiqi, eng axmed c/q axmedfiqi, dr maymuun c/q axmedfiqi, eng maxamuud c/q axmedfiqi.maxamad c/m axmedfiqi,

NABADOONADA UGU CAANSANA: Cabdule cabdi somane, c/waxed c/q axmedfiqi, qasim c/q axmedfiqi, sheikh maxamad c/q axmedfiqi, bashiir c/q axmedfiqi

sarakiisha ugu caansan: waxa kamid ah col. maxamed cabdi somane, col. saman cabdi waal, 

GACACSATADA: Qorane axmed, deerow dheere , xiirey, eng cali c/q axmedfiqi,dr cusman c/q axmedfiqi, dr cumar sharif c.q axmedfiqi, muxidiin c/qadir axmedfiqi, caydaruus c/q axmedfiqi, gacmadheere c/s axmedfiqi, ruqiya c/q axmedfiqi,

DADKA CAANK AH, XAAJI AXMEDFIQI 1910 taleex darwiish

Cabdi

[wax ka badal xogta]

Maxaa loga wayay belwenta harti abgaal cali yaquub sawabta maxee tahay 192.145.175.179 11:52, 27 Luuliyo 2022 (UTC)Reply

Waa been

[wax ka badal xogta]

waa been Kaafi101 (wadahadal) 16:52, 14 Nofeembar 2025 (UTC)Reply

Waa been abuur cad aan sal iyo raad toona Lahayn.Taariikhda oo saxan Maxamed Xasan Yacquub oo curud u ah beelweynta Oobakar Gaabane.

[wax ka badal xogta]

Hhhhhh Kaafi101 (wadahadal) 16:56, 14 Nofeembar 2025 (UTC)Reply

Waa Xog Been Abuur ah oo aan sugneen

[wax ka badal xogta]

waa xog been Abuur ah oo aan sugneen umu mada somaliyeed yaan lamarin bahaabin Maxamed xasan yacquub waa dadka layaqaan Wuxuu dhalahay afar wiil

1.maxamed

2.Nuur

3.xasan

4.cumar

Curadka uu dhalay maxamed xasan

Waxaan layiraah maxamed saas ula socda insha allah waxaan soo gelin donaan xogtaas oo dhamaystiran haduu alle idmo ~2025-33791-95 (talk) 08:16, 15 Nofeembar 2025 (UTC)Reply