Jump to content

User talk:Maxamad xasan yaquub harti abgal

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

Maxamad xasan yaquub harti abgal

[wax ka badal xogta]
Iska baro
           Beesha Maxamad Xasan Yaquub
         Beesh maxmad xasan yaquub waa beel kamid ah (HARTI ABGAL)
            Waxeey ukala baxaan sidatan,
       maxamad xasan yaquub (iriboow)
         ( iriboow)
         (1) wehliye,
      (2) maxamad,
         (3) cilmi
      reer soomane, reer cali, reer xaaji axmedfiqi, reer amiir,

• waxeey kala dagaan,

• Diinsoor,Bay • Ceelbardo,Bakool • farlibaax • Quracjoome • Feerfeer • Mustaxiil • Qalaafe • abeesaale • caagsibiri • Ceel idaad • Deefow • Doonkudle • Quracle • baalili ethiopiya • xamar, • mudug,

waxaa ka dhashay dad badan oo caan ah sida, Xaaji AxmedFIQI oo ahaa kusuusiga khaaligi ugu weeyna oo talada looga danbeeyay

kuna xukumi jiray shareecada islamka doowladi darwiish taleex 1910,

col, maxamad abdi soomane,dr cisman c/q axmedfiqi, eng qasim c/q axmedfiqi, dr cumar c/q axmedfiqi, eng ismail soomane, cabdule cabdi soomane iyo rag badan ookale oo caan ah aan soo koobi karin