User talk:Maxamed Yuusuf Maxamed(guursade)
Hadal ku darWaxaa maxamed uu ku dhashay magaalada Bosaso sanadku markuu ahaa 1982. Waxaa uu wax ku bartey isla magaaladaas waxbarashadi hoose/dhexe/sare, halkaas oo uu ku dhamaystey. waxaa uu u aadey waxbarasho kororsi dalka dibadiisa gaar ahaan Pakistan halkaas oo uu ku soo bartey luuqadaha. waxaa uu waxbarashadiisi ka sii watey dalka dibadiisa gaar ahaan Austria halkaas oo ku bartey Cilmiga baaritaanka Chemie ga. waxaa uu ku noolyahay wadankaas gaar ahaa Wien.
Bilow dood la soco Maxamed Yuusuf Maxamed(guursade)
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Bilow dood cusub si aad ula xiriirto oo aad ula shaqeyso la Maxamed Yuusuf Maxamed(guursade). Waxa aad halkan ku sheegto si guud ayay u muuqan doonaan si ay dadka kale u arkaan.