User talk:Maxamed axmed domcawi
Hadal ku darMuuqaal
Domco waa magaalo taariikhi ah kuna taal kililka somalida itobiya una dhaw xuduudka somalia waxay 60km wuqoyi kajirta degmada bookh sidoo kalena 90km ayay koonfur kajirtaa magaalada laascaanood domco waa magaalo leh ceelal biyoodyo faro badan waxaa ku dhaw buurta caanka ah ee rinji
Bilow dood la soco Maxamed axmed domcawi
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Bilow dood cusub si aad ula xiriirto oo aad ula shaqeyso la Maxamed axmed domcawi. Waxa aad halkan ku sheegto si guud ayay u muuqan doonaan si ay dadka kale u arkaan.