U bood nuxurka

User talk:Mikel son hamsheri

Nuxurka bogan laguma taageero luqado kale.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

Xuseen maxamuud xaaji ibraahiinm waxa uu ku dhashay dalka somaliland gaar ahaan magaalad burco sanadku markii uu ahaa 1991 waxa uu ku barbaaray labadiisa waalid gacantooda.sanadu markii ay ahayd 1994 waxa uu bilaabay barashada QURA,ANKA KARIIMKA saad ka dib waxa uu biiaray dugsiga hoose dhexe ee c/laahi binu cabaas oo ku yaala magaakad burco haljaas oo uu ku bartay cimiga shereecad iyo madigaba sanadkii 2007 waxa uu qaatay shahaada sare e dugsiga AL NUUR secondary school wixii intaa ka danbeeyay waxa uu hadana ardy ka noqday jaamacad sare ee burco univsenty waxa na uu ka qaatay kulyada enginering ka

Bilow dood la soco Mikel son hamsheri

Bilow dood