User talk:MohamedSool

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Dr.Mohamed Abdirahman Musse Ali (Dr.basbaas)[wax ka badal xogta]

Waxaa uu dhashay 1991 waxaa uu ku dhashay caasimadda dalka soomaaliya ee Mogadishu waxaa uu ku bar baaray waxna ku bartay ilaa dugsi hoose iyo mid sare dalka gudihiisa gaar ahaan Gobolka Sool Waxaa uu jaamacad kaga baxay dalka dibadiisa isaga oo bartay Maamulka iyo Siyaasadda waxaa kale oo uu bartay cilmiga loo yaqaan Biotechnology and Life Sciences isaga oo kaga baxay Jaamacado kala duwan Waxaa uu xilal kasoo qabtay Meelo badan Gudoomiyihii Ardayda Daraawiisheed ee ku noolayd Dalka Malaysia Daraawiish Students Society Malaysia (DSSM) Sanadii 2009, Gudoomiyihii Ardayda Soomaaliyeed ee Wadanka Thailand 2011, Xoghayihii hore ee G6 Sanadii 2012 isagoo isla Sanadkaa 2012 Xoghaye u ahaa Shirkii Khaatumo2 ee Taleex. Waxaa uu u xoghayaha guud u ahaa Maamulkii Khaatumo State of Somalia isaga oo isla sanadkaas xilkaas loo igmaday. Waxaa uu kasoo shaqeeyay meelo kala duwan oo dunidaa isaga oo waayo aragnimo ku filan u leh shaqooyin badan. MohamedSool (talk) 00:31, 9 Abriil 2016 (UTC)[reply]