User talk:Mohamed Abdirahman Kheire
Hadal ku darTARIIKHDA DR.KHIERE OO KOBAN
waxuu ku dhashay dagmada hodan ee gobalka banadir sanadku markuu ahay 1991 bishii 6aad tarikhduna eey ku begneyd 26 malintuna aheyd malin arbaca ah ama 26/06/1991 waxey aheyd malintasi maalin qali u ah madama eey aheyd malintii uu ku soo biiray dunidaan macan waxana malintasi kadib bilawday wajigii 1aad ee nolashiisa. waxuu kusoo bar baray muqdishu kuno soo qatay herar kiisa kala duwan ee wax barashada D/hoose ilaa heerka jamacaded.
20-KII SANO EE AAN SOO DHAFNAY WAXII USURTA GALAY OO U QABSOOMAY.
Hadaan uguda kalo wax yabahii U qabsoo may 20tan kii sano aan kasoo gudubnay waxuu xilal kasoo qabtay ururo kala duwan oo badan kood ahayen ururo dhalinyaro iyo kuwa wax barasho hadan ku hor maro midkii ugu horeyay waxuu ahay SOMALI YOUTH & DEVELOPMENT ORGANIZATION (SOYDO) oo uu mar kii hore ka ahaay xubin ila markii danbe uu ka noqday chairman ka organization ka ama gudomiyaha uruka kasoo uu noqday sanadu markey aheyd 2008-2009 waxuuna kamid ahaay xubnahii ugu fir firconay ee ururkaas.
Sidoo kale waxuu kamid noqday isla sanadkii 2009 ka xubin ama member urur ka ardayda aduunka ee loo yaqaano STUDENT WORLD ASSEMBLY oo loo soo gabiyo (SWA) oo uu fadhigoda ahaay dalka marekan ka gaar ahaan neyork waxana sidoo kale ahaay wakiil ka Somalia madama eey marki hore Somalia xubin ka aheyn urukaas oo uu asiga markas furay chapter ama bog cusub oo lagu soo bandhigo xalada eey kusugan yahiin ardayda somaliyed laguna qoro dhibatada ku hesato gudaha dalka dhalinyarada siba ardayda dalka wax kubarato waxuna ahaay ADVOCATED IN SOMALIA waxeyna guul weyn u aheyd ardayda somaliyeed madama eey helen meel lagu soo bandhigo dhibatada heysato loguna gudbiyo dunida inteeda kale.
waxuu sido kale kasoo qabtay xilal uruka SOMALI STUDENT UNION IN UGANDA oo loso gabsho (SSU)oo eey kumidesan yahiin ardayda somaliyed ee wax ka barata dalka uganda waxuuna kasoo qabtay jagada General secretary inta u dhaxeysa 2010-2011.
waxuu hada xubin ka yahay uruka maxaliga ah ee INTERSOM AID ee ka hool galo koonfurta iyo bartamaha somalia...
Start a discussion with Mohamed Abdirahman Kheire
Talk pages are where people discuss how to make content on Wikipedia the best that it can be. Start a new discussion to connect and collaborate with Mohamed Abdirahman Kheire. What you say here will be public for others to see.