Jump to content

User talk:Mohamed Abdullahi Ali CiilTire

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

Taariikh nololeed

[wax ka badal xogta]

maxamed cabdullahi cali ciiltire waa muwaadin soomaaliyeed oo dhashay sanadkii 1996 ku dhashay gobolka karkaar baadiyahaQardho u dhow.waxa uu magaalada yimi 2002.waxa uu dugsiga quraanka ka galay magaalada Qardho.2006 waxa uu galay iskoolka hoose dhexe Xaaji adan halkaasoo uu ku dhigtay ilaa fasalka 5aad ka dib waxa uu galay iskuulka sare ee Sheikh osman omar shabelle Qardho.Ciiltire hada waa qoraa waxa uu qoraa buugaag ka sheekeynaya wadaninimada.sidoo kale waa abwaan .