User talk:Mudulood abgal
Hadal ku darBARASHA JUFFADA, MAXAMAD XASAN YAQUUB, EE HARTI ABGAAL MUDULOOD WAA KUMA ISKA BARO.
maxamad xasan yaquub(obakar gabane)harti abgal mudulood? juffada hoose ee maxamd xasan yaquub xagee dagaan? waa kuma? taariikhdooda bal wax nooga sheeg, juffada hoose ee maxamd xasan yaquub ee obakar gaabane, oo kamid ah beesha harti abgal, waxeey dagaan dhulka hiiraan iyo ethopiya waxeey ladagaan qabiilda dagan hiiraan, waxeey ka soo haajireeyn aadan yabaale iyo cadale dhoor qarni kahor, waxeeyna la soo dageen qabiilada hiiraan dagan iyo dhulka ogadenia ilaa waqooyiga, waxeey ku badan yihiin dhulkaas, BAL WAX NOOGA SHEEG TAARIIKHDA MAXAMED XASAN YAQUUB HARTI ABGAL YAA CAAN KA AH? beesha maxamed xasan yaquub harti abgal,waxaa ka dhashay nin halyeey ahaa oo magaciisa caan ah waa 'AXMEDFIQI' oo ahaa khaaliga shareecada islaamka kuna xukumayay doowladii sayid maxamed cabdule xasan 1890 ilaa 1895,EE DHULKA WAQOOYIGA, wuxuu ka qabay sayidka walaashiis oo seedigiis run buu ahaa, gabayaal ayuu ka tirayay sayid maxamad cabdule xasan, wuxuu yiri,waxa sidatan ii galay waa seedigeey runee, sawaab kagama'helin sadaqii AXMEDFIQI, ninkii aan mooday waa seeydigeey waa seeylab lagu reebee, wuxuu ku qoran yahay bookyaasha gabayada sayidka book gabayda ayuu ku qoran yahay, axmedfiqi nin cilmiga diinta wuxuu ku soo bartay sacuudiga iyo baqdaad,markuu ku soo laabtay seeylac waqooyi galbeed ayuu lakulmay sayidka oo ahaa araday, axmedfiqi ayaa baray diinta una'diray sacuudiga asagoo wakiil laga noqday axmedfiqi ayaa warqad u qoray sayidka warqadaas ka tarjumeeso inuu soo diray axmedfiqi si sacuudiga diinta uga soo barto, reference ayuu ka dhigtay axmedfiqi, waayo axmedfiqi ayaa laga garnayay sacuudiga ilaa baqdaad madaama uu arday ka ahaa xerta dugsiydaas waxaa kaloo ka dhashay, cali isalaw shoome axmedfiqi, dr cumar c/q axmedfiqi, eng qasim c/q axmedfiqi.dr usman c/q axmedfiqi, eng shiikhaloow c/m axmedfiqi,maxamud c/q axmedfiqi, caydaruus c/q axmedfiqi, eng c/f qasim c/q axmedfiqi, dr yusuf aar axmedfiqi, eng maxamed adan fanax axmedfiqi, dr sadia adan fanax axmedfiqi,axmedfiqi c/q axmedfiqi, dr istaahil c/q axmedfiqi iyo kuwa kale oo badan IMASA AYEE UKALA BAXAAN XASAN YAQUUB AMA OBAKAR GAABANE? beesh xasan yaquub waxee u'kalabaxaan 4 jilib 1- maxamed xasan yaquub, oo dagan hiiraan ilaa waqooyiga ethopiya,reer isalaaw reer axmedfiqi 2-diimaale xasan yaquub, oo dagan xamar, shebeelda dhexe, reer imaam. 3-maxamuud xasan yaquub, waxeey dagaan buaale bay bakool, xamar, reer isalaw 4-arwaaq xasan yaquub, waxeey dagaan shabeelada dhex waa intaas xasan yaquub waa 4taa wiil, odaygii xasan yaquub 4taa ayuu dhalay.
WAA MAXAY OBAKAR AMA YAQUUB?
yaquub ama (obakar gabane) wuxuu dhalay 5 will oo kala ah 1- cali yaquub 2- axmed yaquub 3- xasan yaquub,waa 4 wiil, diimaale, maxamad, arwaaq iyo maxamuud 4- yabaroow yaquub (KHAJAFWEEYN)
xasan yaquub
[wax ka badal xogta]BARASHA JUFFADA, MAXAMAD XAADSAN YAQUUB, EE HARTI ABGAAL MUDULOOD WAA KUMA ISKA BARO. maxamad xasan yaquub(obakar gabane)harti abgal mudulood? juffada hoose ee maxamd xasan yaquub xagee dagaan? waa kuma? taariikhdooda bal wax nooga sheeg, juffada hoose ee maxamd xasan yaquub ee obakar gaabane, oo kamid ah beesha harti abgal, waxeey dagaan dhulka hiiraan iyo ethopiya waxeey ladagaan qabiilda dagan hiiraan, waxeey ka soo haajireeyn aadan yabaale iyo cadale dhoor qarni kahor, waxeeyna la soo dageen qabiilada hiiraan dagan iyo dhulka ogadenia ilaa waqooyiga, waxeey ku badan yihiin dhulkaas, BAL WAX NOOGA SHEEG TAARIIKHDA MAXAMED XASAN YAQUUB HARTI ABGAL YAA CAAN KA AH? beesha maxamed xasan yaquub harti abgal,waxaa ka dhashay nin halyeey ahaa oo magaciisa caan ah waa axmedfiqi oo ahaa khaaliga shareecada islaamka kuna xukumayay doowladii sayid maxamed cabdule xasan 1890 ilaa 1895, wuxuu ka qabay sayidka walaashiis oo seedigiis run buu ahaa, gabayaal ayuu ka tirayay sayid maxamad cabdule xasan, wuxuu yiri,waxa sidatan ii galay waa seedigeey runee, sawaab kagama'helin sadaqii AXMEDFIQI, ninkii aan mooday waa seeydigeey waa seeylab lagu reebee, wuxuu ku qoran yahay bookyaasha gabayada sayidka book gabayda ayuu ku qoran yahay, axmedfiqi nin cilmiga diinta wuxuu ku soo bartay sacuudiga iyo baqdaad,markuu ku soo laabtay seeylac waqooyi galbeed ayuu lakulmay sayidka oo ahaa araday, axmedfiqi ayaa baray diinta una'diray sacuudiga asagoo wakiil laga noqday axmedfiqi ayaa warqad u qoray sayidka warqadaas ka tarjumeeso inuu soo diray axmedfiqi si sacuudiga diinta uga soo barto, reference ayuu ka dhigtay axmedfiqi, waayo axmedfiqi ayaa laga garnayay sacuudiga ilaa baqdaad madaama uu arday ka ahaa xerta dugsiydaas waxaa kaloo ka dhashay, cali isalaw shoome axmedfiqi, dr cumar c/q axmedfiqi, eng qasim c/q axmedfiqi.dr usman c/q axmedfiqi, eng shiikhaloow c/m axmedfiqi,maxamud c/q axmedfiqi, caydaruus c/q axmedfiqi, eng c/f qasim c/q axmedfiqi, dr yusuf aar axmedfiqi, eng maxamed adan fanax axmedfiqi, dr sadia adan fanax axmedfiqi,axmedfiqi c/q axmedfiqi, dr istaahil c/q axmedfiqi iyo kuwa kale oo badan IMASA AYEE UKALA BAXAAN XASAN YAQUUB AMA OBAKAR GAABANE? beesh xasan yaquub waxee u'kalabaxaan 4 jilib 1- maxamed xasan yaquub, oo dagan hiiraan ilaa waqooyiga ethopiya,reer isalaaw reer axmedfiqi 2-diimaale xasan yaquub, oo dagan xamar, shebeelda dhexe, reer imaam. 3-maxamuud xasan yaquub, waxeey dagaan buaale bay bakool, xamar, reer isalaw 4-arwaaq xasan yaquub, waxeey dagaan shabeelada dhex waa intaas xasan yaquub waa 4taa wiil, odaygii xasan yaquub 4taa ayuu dhalay.
WAA MAXAY OBAKAR AMA YAQUUB?
yaquub ama (obakar gabane) wuxuu dhalay 5 will oo kala ah 1- cali yaquub 2- axmed yaquub 3- xasan yaquub,waa 4 wiil, diimaale, maxamad, arwaaq iyo maxamuud 4- yabaroow yaquub