User talk:Mulla42

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

waa ku salaamay Mulla42, soo dhawoow.

Template ka beelaha soomaalida ayaa wax ka badashay, laakiin waxaa ka tagtay qoraal yar oo kooban. bogga Facaye neh waa abuurtay? ma fahmin Maax (wadahadal) 19:29, 10 Juun 2020 (UTC)[reply]

sxb qoraalka yar oo kooban waxaa uula jeedaa, tusaale ahaan, template ka beelaha soomaalida qaybteeda Raxanweyn, beelaha ku abtirsada oo dhan waxaa u toosisay beeshaas si bog cusub loo abuurin. qoraalka yar oo kooban wuxuu noqon lahaa ('waxaa u wareejiyay beeshaas si bog cusub loo abuurin' ama ra'yi kale) laga yaabo soomaali badan in ee ogaadaan meelaha ee ku badanyihiin beelahaas iyo dadka ka dhashay oo xilal ka haayo soomaaliya, ama laga yaabo in ee muhiimada tahay in ee beelahaas jiraan oo kaliya oo ay ku abtirsadaan beesha loo toosiyay. Maax (wadahadal) 19:51, 12 Juun 2020 (UTC)[reply]

Naga caawi howshan[wax ka badal xogta]

Salaan sare Mudane Mulla42, waxaan arkay inaad sameeysay bogag dhowr ah (Facaye, Horumar iyo Dowlad Wanaag); marka waad fahansan tahay wax qorka Soomaali Wikipedia, sidaas darteed waxaan kaa codsanayaa inaad naga caawiso balaadhinta Mashruuca Maqaalada Somaliland. Waxaad ka soo turjumi kartaa Maqaalada Af-ingiriiska ah ee Somaliland. Waxaan ku xasuusinayaa in qoraalka Soomaali Wikipedia dhamaan yahay muhiim; marka mashruuca hada socda waa balaadhinta maqaalada Somaliland. Hadaad su'aal qabto ila soo xidhiidh. Mahadsanid, Ismail4all (wadahadal) 13:08, 19 Juun 2020 (UTC)[reply]

Mudane waan ku salaamay waana kaaga mahad celinaya howsha adag oo aad bulshada Soomaaliyeed aad u heyso.

insha allah inta karaan keyga ah waan caawin bulshada si ay u faa'iideysato mahadsanid mudane, Ismail4all