Jump to content

User talk:Mursal20042

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

Qoraalka madaxa hore

[wax ka badal xogta]

Beled-Xaawo Beledxaawo waa magaalo ku taalo gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya waana magalo istiraatiiji ah oo ku taala xuduudka u dhaxeeyo Kenya iyo Somali.waa degmo asal ahaan ay lee yihiin qowmiyadda reer guriga loo yaqaaño howraarsame Magaalada waxay u dhaxeysaa xadka dalalka Kenya iyo Itoobiya.Waxaana degen dad lagu qiyaaso tiradooda (350000) oo qof. Degmada Beled Xaawo waxay ka koobantahay 4 xaafadood oo kale ah

1.xafada golan heyd. mise xafada calidhere

2.xafada farjanna ama 8aad ama xafada howrorsame

3.xafada dhabada. mise xaafada wagardhac iyo cali xuseenka ama somali weyn 4.xafada qasax omane: Rer iidow ,iyo faqayaaquub, reer naxar iyo (Marexaanka kale) Far butac ahQoraalka linkiga