Jump to content

User talk:Muslimiyaano Abdilahi

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
Faalladii ugu dambaysay: 5 bilood kahor ee Muslimiyaano Abdilahi qodobka RUN-SHEEG JOURNALIST ASSOCIATION-RJA

RUN-SHEEG JOURNALIST ASSOCIATION-RJA

[wax ka badal xogta]

RJA waxay la shaqeysaa ururo kale oo gudaha iyo dibadda ah, si loo horumariyo xirfadda suxufiga Soomaaliga ah.

  • Xarunta Dhexe:*

Ururku wuxuu saldhig ku leeyahay magaalada Hargeysa, Somaliland.

  • Run-Sheeg Journalists Association (RJA)*
  • Ururka Saxafiyiinta Run-Sheeg*
  • Hordhac:*

Ururka Saxafiyiinta Run-Sheeg (RJA) waa urur madaxbannaan oo ay ku mideysan yihiin saxafiyiin iyo howl-wadeeno warbaahineed, kaas oo ka shaqeeya horumarinta, u doodista, iyo difaaca xorriyadda saxaafadda, gaar ahaan gudaha Jamhuuriyadda Somaliland.

  • Aasaaska iyo Ujeeddooyinka:*

RJA waxa la aasaasay si: - Loo mideeyo saxafiyiinta u adeega runta iyo hufnaanta wararka - Loo difaaco xuquuqda suxufiyiinta - Loo qabto tababbarro kor loogu qaadayo xirfadda saxaafadda - Loo dhiirrigeliyo anshaxa saxaafadeed ee hufan

  • Xubnaha iyo Qaab-Dhismeedka:*

Ururku wuxuu leeyahay hoggaan sare oo ka kooban: - Guddoomiye - Ku-xigeen - Xoghaye - Afhayeen - Guddiyo hoosaadyo

  • Xubinnimada:*

Xubin kasta waa inay noqotaa suxufi dhab ah, u hoggaansan xeerarka saxaafadda, ayna aqbasho shuruucda ururka.

  • Dhaarinta Xubnaha:*

Xubnaha cusub iyo masuuliyiinta xilka qabta waxa dhaarin kara guddoomiyaha ama qof awood u leh magacaabidda.

  • Howlaha:*

- Kaqaybqaadashada difaaca xorriyadda hadalka - Wacyigelin bulshada - Diiwaangelinta iyo ilaalinta saxafiga .

  • Run-Sheeg Journalists Association (RJA)*
  • Ururka Saxafiyiinta Run-Sheeg*
  • Hordhac:*

Ururka Saxafiyiinta Run-Sheeg (RJA) waa urur madaxbannaan oo ay ku mideysan yihiin saxafiyiin iyo howl-wadeeno warbaahineed, kaas oo ka shaqeeya horumarinta, u doodista, iyo difaaca xorriyadda saxaafadda, gaar ahaan gudaha Jamhuuriyadda Somaliland.

  • Aasaaska Ururka:*

RJA waxa si rasmi ah loo aasaasay 18-kii Febraayo 2023, waxaana fikirkiisa lahaa Weriye *Yaxye Muuse Ibraahim (Yaxye Nairobi)*. Ururku waxa lagu aas-aasay magaalada *Hargeysa*, caasimadda Somaliland. Yaxye Nairobi ayaa noqday *Afhayeenkii ugu Horeeyey* ee ururka RJA.

  • Ujeeddooyinka Ururka:*

- In la mideeyo saxafiyiinta u adeega runta - In la ilaaliyo xuquuqda iyo ammaanka suxufiyiinta - In kor loo qaado xirfadda iyo anshaxa warbaahineed - In la helo haldoor warbaahineed oo waddaniyad leh

  • Qaab-dhismeedka Hoggaanka Ururka:*

- Guddoomiye - Guddoomiye Ku-xigeen - Xoghaye Guud - Afhayeen - Guddiyo hoosaadyo iyo la-taliyeyaal

  • Xubinnimada:*

Waxaa xubno noqon kara saxafiyiin u hogaansan xeerarka saxaafadda, kana tirsan gudaha ama dibedda dalka, si rasmi ahna u buuxiya shuruudaha xubinnimada RJA. Muslimiyaano Abdilahi (wadahadal) 18:26, 14 Oktoobar 2025 (UTC)Reply