User talk:Odacad Makaahiil

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Beesha Odacad Makaahiil[wax ka badal xogta]

Odacad Makaahiil waa jufo hoosaad ka mid ah Beesha Gaaljecel, waxay degtaa gobolo badan sida Shabeelada hoose, Shabeelada dhexe, Hiiraan Jubooyinka iyo gobalka Baay, xudunta beesha Odacad waa degmada Leego ee gobalka Shabeelada hoose.

Beesha waxaa ka soo jeeda hogaami yaal , siyaasiyiin, culumaa udiin, aqoon yahan iyo wax garad caan ka dhex ah soomaalida dhexdeeda. Odacad Makaahiil (talk) 04:03, 17 Agoosto 2016 (UTC)[reply]