Soo jeedin ayaad samayn kartaa iyo su'aalo taasoo ku saabsan habka shaqada ee wikipedia waxaa sidaas oo kale awoodaa Su'aashaada. Cilmiga ah kuna dhisan anshax.
Ha ka tagin saxiixa ee Bogagga wadahadalka qorista afar xarriiq sidaan ~~~~. laakiin waxaa lagaa rabaa inaan la saxiixin maqaalada, maxaa yeelay waxay noqonayaan wada lahaansho marka la sameeyo.
Mahadsanid, waxaan qof in badan ilaa markii la aasasay Wikipedia isticmaalayey, donation siiye, laakin waxba kuma qoro, aan tan ahayn qabiil, qabiil kale la hoos geynayo, ma ahi qof ku dhaqma qabiil, waxaana ahay jiilkii laga tirray qabiil iyo ku dhaqankiisa. wsc Omar Ali jama (wadahadal) 22:28, 1 Oktoobar 2025 (UTC)Reply