Jump to content

User talk:Qabyaaladiid furre

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

Qabyaaladiid furre

[wax ka badal xogta]
Asc magacayku waa qabyaaladii c/raxmaan maxamed furre ku nool gobalka awdal gaar ahaan magaalo madaxdiisa Boorama

Halkan waxan kusoo bandhigayaa Gabay cusub ooka hadlaya Qabyaalada oo magaciisan la yidhaahdo (Samatabixiye)

Samo male qabyaaladi Waana sun iyo baaruude Waa silic iyo sixun unoolowe Waa sixir iyo saxariir la darise Soomaalaay soomaalaay Sirdeedii dareenaye