Jump to content

User talk:Seedeey

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

asc aduunku waa heerba heer somalia sanadihii hore iyo tan maanta marka la isku fiirsho waa wixii soomaalidu dhihi jirtay kaaf iyo kaladheeri tan iyo 77kii soomaalidu cadaalidii wey kaguurtay wxeyna uguurtay qabiil iyo bakhti somalida kusababtay inay kala guurto qabiilba meel isku koobo lkn waxaasi umada soomaali waxaa ilowsiiyay maxaakiimtii islaamiga ahayd ee muqdisho kahana qaaday kadibna loo adeegsay cadowgii ethiopia lkn waxey soomaalid adib ugu laabatay dagaal kii ugu dhimasha badanaa tariikhda muqsho

Start a discussion with Seedeey

Start a discussion