User talk:Sha.roraye
Hadal ku darAppearance
DEGMADA DHINOWDA GOBOLKA MUDUG
[wax ka badal xogta]dhinowda waa dagmo ka tirsan gobolka mudug waa magaalo xeebeed waxaa maamula dadka deegaanka waxaa daga beesha shiikhaal loobage dadka deegaanku waa dad nabada jecel magaalada waxaa ku yaala warshado kaluunka soo saara iyo 2 cisbitaal iskool hoose dhexe iyo sare