User talk:Shakib abdirizak
Hadal ku darShakiib Cabdirisaq Jamac Geesood Oo ku magac dheer Shirwac Cabdirisaq, Waxa uu dhashay sanadkii 1991-gii, waxa uu ku dhashay magalada muqdisho gaar ahaan xafada Carwo Iidka isbitaalka Cabdi Casiis. waxa uu asal ahaan kasoo jeedaa Puntland gaar ahaan gobolka Mudug, waxa uu kusoo barbaaray magalada Galkacyo xafada Israac. Waxa uu dugsi Hoose Dhexe Sare kusoo qaatay magalada Galkacyo gaar ahaan Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee Xaaji Ali Biixi waxa uu dhameeyay Dugsiga sare sanadkii 2009-kii. waxa uu ka dib Jamacad u aaday dalka aan walaalaha nahay ee Sudan qasatan caasumada dalkaasi ee Khartuum waxa uu ka bilaabay kuliyada Enjineer ka jaamcada Ifriiqiya ee caalamigaa halkaas oo uu ku qaatay shahaadada heerka koowaad ee jamacadaha Bajilaarka.
Bilow dood la soco Shakib abdirizak
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Bilow dood cusub si aad ula xiriirto oo aad ula shaqeyso la Shakib abdirizak. Waxa aad halkan ku sheegto si guud ayay u muuqan doonaan si ay dadka kale u arkaan.