User talk:Shakir-essa

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Sirta mucjisada Quraanka ee Lambarka 7[wax ka badal xogta]

Toddobadu(7)..?

Haddaba marka aad eegto ama aad u fiirsato xikmada ku jirta tirada Toddoba (7) waxay ku tusinaysaa  tiradani inay mucjiso ku gadaaman tahay iyo xikmad Rabaaniya,  tusaale ahaan haddaanu u soo qaadano xikmadaha ku jira tirada Toddoba (7) waxaynu odhan karnaa waa sidan:- Cibaaddada 1.        Ma ogtahay in Qur’aanka lagu sheegay (7) sabuul. 2.        Ma ogtahay in qur’aanka lagu sheegay (7) sac. 3.        Ma ogtahay in quraanka lagu sheegay (7) malag “Jibriil ,Makahiil,Israafiil ,Rudwaan ,Maa’lik ,Mu’kar,Ma’kiiyr” 4.        Ma ogtahay in quraanka lagu sheegay (7) Cadaabood “Jahanama, Jaxiima, Saciira, Saqara, Sam-hariira, Xudama, Haawiya” 5.        Ma ogtahay in qur’aanka lagu sheegay (7) Jano “Fardowsa,Cadni,Naciima,Mawa,Rowda,Riyad,….” 6.        Ma  ogtahay in quraanka lagu sheegay (7) samo 7.        Ma ogtahay in qur’aanka uu yahay (7) jalaad (Dhawaaq) 8.        Ma ogtahay in Alle kaa xaaraatinimeeyey inaad  guursato  (7) dumar ah “ Mushrikada,Gabadhaada hadii aad furtay sadddxdii dalaaqadood, Afar dumar ah hadaad qabtid ta-shanaad, Gabadha Nin kale uu qabo, Gabadha aan cadad bixin, Gabadhaadu inantay wadatay, laba dumar ah oo wallaalo ah isku mar inaad guursato” 9.        Ma ogtahay in Alle kaa xaaraatinimeeyey guurka  (7) dumar oo ka mid ah qoyskaaga “Hooyadaa, Walaashaa, Habaryartaa, Edadaa, Walaashaa xaga-hooyo, Walaashaa xaga-aabo, Inanta naaska wada jaqdeen” 10.     Ma ogtahay in Alle kaa xaaraatinimeeyey  guurka (7) dumar oo kamid ah Ehelkaaga “ Inantaada, Inanta inankaagu dhalay,Inanta ay inantaadu dhashay, Ayeydaa xaga aabo, Ayeydaa xaga hooyo ,Inanta aad abtiga u tahay, inanta aad adeerka u tahay” 11.     Ma ogtahay in Alle kaa xaaraatinimeeyey guurka (7) dumar oo ka mid ah Qaraabadaada “ Sodohdaa, Gabadha  inankaagu qabo,  Inaadeertaa, habar-wadaagtaa, Aayadaa aabo, gabadhaada habar-yarteed, gabdhaada Ededeed 12.     Ma ogtahay in salaada ciida la aqriyo takbiirta (7) jeer. 13.     Ma ogtahay xajka marka la dawaafayo lagu wareego (7) jeer. 14.     Ma ogtahay in buurta safwa orod lagu maro (7) jeer. 15.     Ma ogtahay marka dhagax- tuurashada  ay tahay (7) jeer.... 16.     Ma ogtahay in ilmaha lagu amro salaadaiyo Tarbiyada  marka ay gaadhaan (7) jir. 17.     ma ogtahay in marka uu ilmu dhasho loo wanqalo  maalinta (7) aad 18.     Ma ogtahay in jireen mucjisooyinkii ugu weynaa ay ahaayeeny (7) Mucjiso (Nabi adan, Xawa, Nabi Ciise, Ushii nabi Muse, Hashii reer Tamuud, Wankii Nabi Ismaciil  iyo dhalinyaradii Yoomul kaaf) 19.     Ma ogtahay in qur’aanka lagu sheegay  (7) nin “Abiilahab ,Qaaruun ,Haaman ,Saamiri ,Fircoon ,Aasar ,Nabruud” 20.     Ma Ogtahay in gabadha Waligeedu yahay (7) qof, aabaheed, Wallaalkeed, wallaalkeeda xagga aabo, Wallaakeed xagga hooyo, awowgeed, Abtigeed iyo Inan ay dhashay (Haddii  uu jiro) Cimilada iyo Deegaanka 21.     Ma ogtahay in qaaradaha dunida ay yihiin (7) qaaradood 22.     Ma ogtahay in dhulku uu yahay (7) arlo 23.     Ma ogtahay in badaha  ay yihiin (7) badood (Pacifica an ,Atlantic Ocean,Black sea,Red sea,Meditareine sea,Cranbian sea,Indian Ocean) 24.     Ma ogtahay in Ciidu ka kooban tahay (7) Ciidood (Sands,Cemet,Paints,Hematite’ metal,Uranium,Calcium carbonate,Orum;Gold’) 25.     Ma ogtahay in Macdamaha dhagaxaantu` ka kooban yahay (7) Dhagax Gum Stones“Ruby, Diamond, Blue panel, Green panel, Amoral,Topaz, sphere” 26.     Ma ogtahay Dhagaxu ka kooban yahay (7) Nooc “Quarts ( sand),Halite (Cusbo), Calcite(nurad), Gypsum(Dhagax), Pyrite(Bir), Diayone(carbon), Feldspar” 27.     Ma ogtahay  in dabayshu ka kooban tahay (7) dabaylood “Flurries (fore),Scattered tunder storm(dufan), Humid air (dhado), Cooler air(dhaxan), Muggy air(ceeryaan), Dry -air(dheel),Sunny air(hanfi)” 28.     Ma ogtahay in Roobku ka kooban yahay (7) Nooc (Rain, Trace rain, Shower(mayey), Tunder and storm rain(mahigan), Haze/hail, Snow-rain, Snow-shower) 29.     Ma ogtahay in midabada qaanso roobaadka ay yihiin (7) midab. 30.     Ma ogtahay maalmaha Todobaadku  in ay yihiin (7) maalmood. 31.     Ma ogtahay maalmaha todobaadku in ay leeyihiin (7) Astaamood “ Maanta, Ba’ri, Shalay, Doraad, Sahandanbe, Saakuun, Sidataal” 32.     Ma ogtahay in ay jiraan (7) Midab Todobada Meeraha 33.     Ma ogtahay akhristow in dayaxa uu sameeyo bishii (7) wareeg. 34.     Ma ogtahay in meeraha inta la arki karaa ay tahay (7) (Sun, Moon, Mercury, Venus, Mars, Jupiter and Saturn). 35.     Ma ogtahay in dayaxa-xiliyada Guga uu marro  (7) God ee Raqaha. 36.     Ma ogtahay in dayaxa-xiliyada Xagaa uu marro  (7) God ee Dirir-sagaalood. 37.     Ma ogtahay in dayaxa-xiliyada Deyrta uu marro  (7) God ee Daalalo. 38.     Ma ogtahay in dayaxa-xiliyada Jiilaalka uu marro  (7) God ee Cirir.

Todobada Cibaadada iyo Dhaqanka 39.     Ma ogtahay akhristow in lamaaha is guursada ay (7) galaan 40.     Ma ogtahay in dhaqanka carabtu ay u bixiyaan ilmaha ku dhasha mucjisada (7) Sabca 41.     Ma ogtahay in aduunka ay jiraa (7) Diimood “Buddhism, Christianity, Islam, Confucianism/Taoism Chins Religious, Judaism (Jewish P Shakir-essa (talk) 22:16, 6 Nofeembar 2015 (UTC)[reply]

Ma ogtahay in aad kasban karto Caqliga, cilmiga, xikmada, dadaalka, adkaysiga, deeqsinimo[wax ka badal xogta]

Ma Ogtahay Qofka dhinaca xun wax ka eegaa waa mid necbaysta dunida dhamaanteed. Wuxuu dunida ku arkaa indho shar badan, oo meel kaste fool xumo u muujinaya. Ubuxu waxa uu u noqdaa geed wada qodax ah, timirtu waxay isugu badashaa toon waxaanu ka dhadhansadaa qadhaadh, waa mid wajigiisu xun yahay, mana jiro wax rajo oo uu qabaa!! Waxaa intaas u dheer farxad la’aan waxaanu ku jiraa cabsi joogta ah. Fakhriga waxa uu u arkaa mid aan waligii laga dhamaanayn, gaajadana mid waaraysa, xanuunkana mid aan laga bogsan. Bugaagta dadkaasi akhristaan waxa ka buuxa kuna qoran geeri, xanuun, fakhri, fashilaad, iyo bur-bur. Maalinkii waxa uu dhintaa dhawr jeer wuu gaajoonayaa xataa isaga oo dharagsan waana faqiir isaga hanta haysta maxaayeelay shaydaanka ayuu raacay. Waxaanu ugu yeedhayaa fakhri iyo xumaan, waxaa se wanaagsan in xasuusta balanqaadka alle(SW) ee ah inuu ducada aqballo taasi kaliya ayaa ka faydaysa xumaanta iyo xiqdiga ka buuxsamay qalbigiisa iyo culayska dunida ee uu garbaha iska saaray. Akhriste noloshu waa kulba dhinaca aad wax ka arkaysid, waxkasta dunida dhinac xun iyo dhinac wanaagsanba way leeyihiin. Hantiilayaasha imisa is daldalay oo nafta iska jaray, akhriste yeele qanaacad aad ku qancaysid wuxu Ilaahay ku siiye. Noloshu waa imtixaan lagugu imtixaamayo baahi iyo hantiba, akhriste haddii aad doonaysid inaad farxad iyo niyad wanaagsan ku seexatid bilow inaad wax kasta dhinaca wanaagsan ka fiirisid. Shakir-essa (talk) 22:34, 6 Nofeembar 2015 (UTC)[reply]