User talk:Shareeri

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

hormuud ku dhiri kali hoosha shacabka[wax ka badal xogta]

Shirkada hormuud ee ku xiran hortel waa shirkad aad u wanaagsan marka laga yimaado shirkadaha kale ee aan awooda dhaqaaale shacabka ka soo miiran hormuud waxaa lagu aas aasay magaalada muqdisho xili loo baahnaa shacbaka soomaaliyeed oo dhan kuwa ku nool gudaha soomaaliya gaar ahaan magaalada muqdisho hormuud shacabka soomaaliyeed dhamaan inta inta baahida dareentay ee sahal u moqotay maqal waqtigaa dadkii kala dhumay ee ku kala baahay dunida daafaheeda hormuud wey baahi dirtay oo wey bogsiisay hormuud waxaan ku tilmaami karaa shirkad u adeegta bulshada dhamaanteed hormuud horay u sii soco ayaa ku lee yahay aniga oo ah injeneyr xuseen cali nuur bulshado ma iloowsana hormuud in yeey tahay horyaalka iskarsiineed inkastoo hormuud laga doonaayo in dalka oo dhan eey ka hirgaliso hormuud banki taas oo dhamaan u sahleysa si fudud in eey kala baxaan lacagahooda darbiyada sida dalalka hormaray kuwo reer yurub hormuud banki waa wax aan sugayo oo aan rajeendoono mustaqbalka dhow hormuud hormuud waxeey aas aasmatay 2002 dii wixii ka horeeye waxaa eey aheed banki of somaliya magaceeda waa la oran jiray barakaad barakadii allow rumeey hormuud noqo mid bulshadeeda baahi dirto amiin amiin amiin hormuud adigaa horyaal loo hagaaye hooshee halkaan maanta horeeyee hagaag hagaag hoosha u haay waxaa kaa sugayaa banki hormuud omline hormuud kala soo bax darbiga kugu dhow adigoo laheen baqaarkii baa xiran adeerkii baa safar jira sug oo sii deey hooshaada eet noqon hormuud baa ku saacidee hormuud banki dhamaan maamulayaasha shirkada hormuud shaqaalaha shirkada hormuud dhamaantiin waxaa idiin lee yahay shaqa wacan hool wanaagsan lakiin bulshadii idiin baahneed ee banaanka joogtay ma daboolinina bahidooda iskarsiineed hormuud kuwac qima jaban top up malaha hormuud ehelka iyo asbaaxta malaha raqiis ah top up

Shareeri (talk) 16:13, 10 Jannaayo 2017 (UTC)[reply]

Alle waxa uu abuuray aadam c.s waxaa uu ka abuuray dhoobo aadam mudo ayuu qebaha hoore ka ahaa dhoobo abuurista aadam c s waxeey aheed bilaawgii biniaadamka aadan markii alle uu abuuray ayaa ibliis oo aadan ka horeye iyo malaaigtii ayaa alle ku amray in eey u sajudaan aadan malaigtii wey u sajuday aadan ibliis waa uu diiday asigoo alle ku caasiye kibir isla weynin ayuu ilbliis ku muteystay alle ayaa ugu bishareeye naarta mida ugu kuleelka badan lagu celindoono ilbiliis ayaa alle ku dhahay aniga kaligeey ima kalindoondid ee wax ila kala ayaa la imaan doonaaa ibliis waa shaqeeye waxa uu ka bilaabay aadan oo la dhamestiray laga dhig mid alle dhameeye aadan ayaa alle u abuuray xaawo oo laga abuuray feertii aadan alle janada ayuu ugu tala kalay aadan iyo xaawo janadii dheereed ee loo abuuray ibliis ayaa ka soo saaray oo uu faray alle waxa uu u diiday aadam uu ku amray in eey siiso xaawo murihii laga mamnuucay ibliis hooshiisa ayuu bilaabay alle waa og yahay waxuu umadiisa u sheegay in eey la dagalamaan wixii eey kula dagalami lahaayeen waa uu siiye dadka waxa uu usoo diray rasullo kitaab oo kaga sheegeeye alle wax dhacay iyo wixii dhici doono oo asiga xagiisa ah aadan waa uu cunay mirihii xaawo ayaa sababdeeda laheed waxaa lagu amray in eey ka baxaan janadii ee banaanka ka yimadaan waxaa la wariye ee kutubta oo dhan eey isku raaceen in xaawo eey ku soo dagtay dalka hindiya aadan uu ku soo dagay magalada maka munawara ee sacudiga is helida labadooda ayaa lagu sharaxay in eey qadatay mudo ayafrtan sanadood ah maalintaa Shareeri (talk) 17:07, 10 Jannaayo 2017 (UTC)[reply]