Soo jeedin ayaad samayn kartaa iyo su'aalo taasoo ku saabsan habka shaqada ee wikipedia waxaa sidaas oo kale awoodaa Su'aashaada. Cilmiga ah kuna dhisan anshax.
Ha ka tagin saxiixa ee Bogagga wadahadalka qorista afar xarriiq sidaan ~~~~. laakiin waxaa lagaa rabaa inaan la saxiixin maqaalada, maxaa yeelay waxay noqonayaan wada lahaansho marka la sameeyo.
walaal marka hore ka raadi wikipediyaha magaciisa, hadii oosan ku jirin.fadlan maqaal cusub bilaaw hadii aad wax ka taqaanid profisorka, si ee dadka kale wax ugu sii daraan mahadasanid Maax12:32, 2 Diseembar 2011 (UTC)Reply