Jump to content

User talk:Shuceeb xassan

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
Faalladii ugu dambaysay: 5 sannadood kahor ee Shuceeb xassan qodobka Taariikhda Shuceeb xassan

magaceygu waa Shuceeb : Waxaan ku dhashay magaalada Mogadishu ee dalka somalia. Sanadakii 2003. Sanadka marka uu ahaa 2008 ayaan bilaabay quraanka barashadisa. Sanadka marka uu ahaa 2010 ayaa dhameyey dugsiga qura'an ka. kadib waxaa waxbarasho ka bilaabay iskool la yiraah do "mucaad bin jabal "sanadka marka uu ahaa 2012 . Halkaaso aan ku dhameystay dugsiga hoose &dhaxe . kadib dugsigisa sare ayaan iskoolkale ku dhameystirtay sanadka marka uu ahaa 2018 iskoolka magaciisa ayaa la odhan jidhay "Adult Commercial Secondary".

  • Aniga hamikeyga ugu weyn waxa weyey in aan dhoqdo Doktor si aan u badbaadiyo dalkeyga iyo shacabkeyga oo aan dabar gooyo cudurada haleelay .
    • Aad baan u jeclahay in aan dhoqdo Dr waxaana aaminsanahay in aan Mar un dhoqo doono Dr.!

Taariikhda Shuceeb xassan

[wax ka badal xogta]

magaceygu waa Shuceeb : Waxaan ku dhashay magaalada Mogadishu ee dalka somalia. Sanadakii 2003. Sanadka marka uu ahaa 2008 ayaan bilaabay quraanka barashadisa. Sanadka marka uu ahaa 2010 ayaa dhameyey dugsiga qura'an ka. kadib waxaa waxbarasho ka bilaabay iskool la yiraah do Mucaad bin jabal sanadka marka uu ahaa 2012 . Halkaaso aan ku dhameystay dugsiga hoose &dhaxe . kadib dugsigisa sare ayaan iskoolkale ku dhameystirtay sanadka marka uu ahaa 2018 iskoolka magaciisa ayaa la odhan jidhay Adult Commercial Secondary.

Wow Shuceeb xassan (wadahadal) 13:56, 25 Oktoobar 2020 (UTC)Reply