User talk:Soalt
Hadal ku darAppearance
Faalladii ugu dambaysay: 11 bilood kahor ee Girligaanshub qodobka Faafreeb iyo Ogeysiis
Faafreeb iyo Ogeysiis
[wax ka badal xogta]Waan ku salaamay Soalt. Waxaan ku xasuusin lahaa shuruudaha website kan ee Wikipedia ee ah "faafreebka ma khusayso meherada Wikipedia". Sidaas daraadeed, bogyada ee aad ku wareejinaysid bogga "shaydaan", wuxuu yahay faallo hortabinaya in faafreebka lagu oggolaan karo fagaaraha ku beeggan Wikimedia ama Wikipedia. Fadlan, xusuusnow macluumaadka machadka aynu wada isticmaalayno. Waad ku mahadsan tahay shaqada aad uqabatay luuqadeena hooyo. Nabadeey, Girligaanshub (wadahadal) 00:08, 9 Jannaayo 2025 (UTC)
- Salaanta waa kaa qaaday@Girligaanshub. Bogyada aan u wareejiyey "Shaydaan" way ku saabsanaayeen aflaanta galmada iyo awood ma u qabin inaa tirtiro. Dartaas waa wareejiyey bogagaas. Waa aqaanaa shuruudaha Wikepedia.
- Waad ku mahadsan tahay shaqada aad uqabatay Wikipediaga Af Soomaali.
- Nabadeey, @Soalt Soalt (wadahadal) 20:39, 10 Jannaayo 2025 (UTC)
- Beddelkaaga kan waxaan fasirkaaga ereyada "native" iyo "majority" ee ahayd "badan" u beddelay ereyada "tirabbuur" iyo "asaloow". Fadlan qaamuuskan isticmaal sii af-Soomaali fusxa lagu faafiyo Soomaali Wikipedia. Nabadeey. --Girligaanshub (wadahadal) 11:25, 15 Jannaayo 2025 (UTC)