Jump to content

User talk:Somali National Students' Union(SNSU)-Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed( MAQSO)

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
Faalladii ugu dambaysay: 7 sannadood kahor ee Somali National Students' Union(SNSU)-Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed( MAQSO) qodobka Somali National Students' Union(SNSU)- Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed(MAQSO).

Somali National Students' Union(SNSU)- Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed(MAQSO).

[wax ka badal xogta]

Somali National Students' Union(SNSU)-Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed(MAQSO), waxaa la aas aasay Bishii June- 2017, waxaa aas aasay arday Soomaaliyeed oo dalka wax ku barta.

Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed( MAQSO), waxaa qayb ka ah arday kasta soomaaliyeed meel kasta uu joogo.

Xarunta Dhexe ee Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed Waa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka, sido kale wuxuu xaruko ku leeyahay dhamaan maamul goboledyada dhan.

Kala Soo xiriir:

Tell:+252613039736 Tell:+252616287109 Tell:252615085896 Tell:+252615645569 Emeail: Maqso4som@gmail.com Somali National Students' Union(SNSU)-Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed( MAQSO) (talk) 06:24, 21 Juun 2018 (UTC)Reply