User talk:Suldanhaybe
Hadal ku darAppearance
Faalladii ugu dambaysay: 8 sannadood kahor ee Suldanhaybe qodobka Taariikhdii iyo waayihii abwaan maxamed cali shekh cumar
Taariikhdii iyo waayihii abwaan maxamed cali shekh cumar
[wax ka badal xogta]Allaha unaxariistee abwan maxamed cali waxaa uu kamid ahaa abwaana soomaliyeed ee suugaanta alifa qaybteeda gabayga iyo geeraarka habadaba abwaanku waxa uu kasoo jeedaa abwaanada beelwayna ROOBLE JIDWAQ(ABASKUUL) REE AWNUX,ISMACIL,REE AWARFAA wuxuu kudhashay gobalka dhagax buur dabayaaqadii 1936kii waxaa uuna ku geeriyooday isla dhagaxbuur 2011kii gabayada iyo geerada dib ayaan idinkasoo qoridonaa cilad farsamo oo jirta awgeed Suldanhaybe (talk) 02:58, 18 Juun 2017 (UTC)