User talk:Ucifer
Hadal ku darMaxey dowlada u diidantahay Iney Kudhaqanto Kitaabka Qur’anka Kariimka
[wax ka badal xogta]Kitaabkeena Qur’aanka Ee Suuban Waxaa Ku qoran Oo ku xardhan Qoraalyo xambaarsan Micno Waa weyn Aanan Intaan lagu soo koobi karin Iyadoo Loo jeedo Kitaabkeena Suuban ee lagu soo dhaqmi Jiray Boqolaal Qarni ka hor Maxey Dowlada Udiidanthy Inaan ku dhaqano Oo aynan Yeelin Kitaab uu Qoray Bini aadam Qalad Gala ah, Dowladeena Soomaaliya Waxey Xurnimada Jireed Ka qaadatay Dowlada Taliyaaniga 1960-Kii Iyadoo lawada ogyahay Oona Loo maan Furanyahay Dowladeena Soomaaliya Waxaa Maskaxda Ka maamulo Dowlado Fara Badan Oo raba Waxey Doonan Iney Naga Sameystaan Oo Aynan Jecleen Hormar Inaan Gaarno, Soomaaliya waa wadanka Kaliya og Dagaalka Dhibka oo leeyahay Haddana aan Joojineyn Soomaaliya Dagaaladeyda Waxa Ay Isdabajoog ahaayeen Sodomeeyo Sanno Lagga joogo 1991 Burburkii kadib Soomaaliya maxaa u Qabsoomay? Waxna(Nothing) Maal, Magac, Maamuus, Midnaba Nooma Qabsoomin Iyadoo midaas lawada Ogyahay maxey tahay sababta Loo wada Indho Xiranyahay. Ucifer (wadahadal) 03:12, 4 Jannaayo 2023 (UTC)