Jump to content

User talk:Wariye Cabdicasiis Asad Muuse

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
faalladii ugu dambaysay: 12 sannadood kahor ee Abshirdheere

Waad ku mahadsantahay qoraalada aad ku soo kordhisay wikipedia qaybta so.wiki, waxaan rabay inaan kuu sheego qoraal haddii aad qorto maaha inaad hoos uga qorto magacaada maxaa yeeley xeerka wikimedia ayaa wuxuu yahay qofkii qoraal ku soo kordhiya bogga, ma sheegan karo milkiyadda waa la wada leeyahay marka haddii aad rabto in lagula soo xiriiro waxaad magacaada iyo macluumaadkaada gaarka ah ku qoran kartaa Bogga isticmaalaha ee adiga kuu gaarka ah tusaale ahaan kayga waxaa iigu qoran macluumaadkaan.

Mahadsanid mar labaad Abshirdheere 15:59, 6 Febraayo 2014 (UTC)Reply