User talk:X4v13r3

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
Waa ku salaamay X4v13r3 Ku Soo Dhawoow Wikipediaha Soomaaliga!

Bartan waxaa ka diiwaan gashan 37,592 isticmaale; waxaana ku jira 25,143 maqaal ku qoran Af-Soomaali!



Wikipedia waa mashruuc bedel wadareed ee Insaykalobeedhiya aqoon iyo dhaqan ku dhisan luqadihiisa kala gedisan. Luuqada Soomaaligu wuxuu ka mid tahay luuqadaha ugu liita xaga horumarka iyo cilmiga laga helo barta internetka. Sidaasi darteed waxaa dhamaanteen waajib inaga saaran yahay horumarinta iyo kobcinta luuqadeena. Qof kasta wuu ka qeybqaadan karaa horumarint luuqadeena, adiga oo wax ka qoraya maqaalada aad aqoonta u leedahay isla markaana ku soo daraya xigasho iyo cadayn. Khasab ma ahan inaad aqoon badan u leedahay bog aad qorayso, laakiin waxaa muhiim ah inaad qorto kaliya wixii xaqiiqo ah eed hubto. Sidoo kale, waxaa hubaal ah inaad khalad samayni ama wax garan waayi; waxaad fiirisaa boga (Caawinaad).

Fadlan aqri tillabooyinkaa koowaad hab bedelka, iyo habka bedelka bogagga iyo samaynta maqaallo cusub iyo isku toosintooda sida habka wikipedia. kadib bacaadka si aad halkaa ugu tijaabiso tillaabada koowaad.

Soo jeedin ayaad samayn kartaa iyo su'aalo taasoo ku saabsan habka shaqada ee wikipedia waxaa sidaas oo kale awoodaa Su'aashaada. Cilmiga ah kuna dhisan anshax.

Waxaa kaloo awoodaa Qeexis ku sameeyso waxaa tahay boggaada gaarka ah, adigoo iska qora macluumaad oo kugu saabsan: luqadaha aad ku hadasho, Dalkee tahay, maxase danaynaysaa?...

Ha ka tagin saxiixa ee Bogagga wadahadalka qorista afar xarriiq sidaan ~~~~. laakiin waxaa lagaa rabaa inaan la saxiixin maqaalada, maxaa yeelay waxay noqonayaan wada lahaansho marka la sameeyo.

Waxaan kaa codsanaynaa inaad eegto shanta walxood ee wikipedia iyo habka raadraaca (dhexdhexaadnimo, iyo soo xigashada, iyo usluubka bedelka, iyo habka siirada ama taariikh nololeedka, si ku haboon taariikhda qofka). sida laga doonayo ha ka tagin inaadan internetka nuqul ka soo qaadan sababaha milkiyada xuquuqda muallifka. sidoo kale waxaad awoodaa inaad ka qayb qaadato Mashaariicda wikipedia inaad ku darsato mowduucii ku cajab geliya.

Waan soo dhaweynaynaa ka qayb-qaadashada Soo galinta fayl, si loogu qurxiyo maqaalada, adigoo il gooniya u eegya xeerarka ku saabsan Xeerka adeegsiga sawirka iyo ixtiraamidda milkiyada xuquuqda muallifka. waxaa kaloo jira wikipediyeyaal iskaa wax u qabso ah ee Graphics Lab si ay u hagaajiyaan sawirada.

Ugu dambeyn, waana kan ugu muhimsan Waxaan kaa rajaynaynaa inaad ku dhiirato gacan naga siiso mashruucaan!

Haddii aad hayso soo jeedin ama su'aalo, waxaad ku soo ban dhigi kartaa Boggaan ama bogga wadahadalka.

Tallo X4v13r3, Tusaale iyo Xasuusin!
Waad ku mahadsantahay wakhtiga, dadaalka iyo fikirka aad rabto inaad ku soo darto Wikipedia. Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay inuu hello aqoon, warbixin iyo cilmi sax ah kaasi oo ku salaysan run iyo cilmibaadhis. Sidaasi darteed, waxaan kaa codsanaynaa inaad tixgeliso qodobadan:
  • Marka ugu horeysa Bacaadka ku samee qoraal tijaabo ah.
  • Qoraalkaagu ha noqdo mid dadka anfici karta. Xasuuso sababta aad wax uqorayso waa in dad kale kaa faa'iideystaan.
  • Ha bedelin qoraal aanad aqoon u lahayn. Bartan waxaa ku jira bogag khaas ah oo keydinaya macluumaadka aasaas u ah Wikipedia.
  • Hadii aad qoraal sameyso waa inaad ahaato dhexdhexaad oo ku salayso run. Wixii been ama khalad ah waa la tirtiri doonaa.
  • Ixtiraam isticmaalayaasha kale. Qof walba wuxuu jecel yahay in la sharfo, markaa dadka kale sharaf si adiga laguu ixtiraamo.
  • Wixii aad garan weydo su'aal istimaalayaasha ama maamulka.

Sidoo kale fiiri bogaga hoos ku qoran:

Wixii caawinaad dheeraad ah ee ku saabsan Wikipedia ka akhri meeshaan.

walaal kuma qorin sababta loo tirtiraayo mashruuca Concepción‎? Maax 13:34, 29 Nofeembar 2011 (UTC)[reply]