User talk:Xujaale25

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Xujaale sxb Ku soo dhawoow wikipediyaha soomaaliga. Walaal boggii la tirtiray (Ahmed Jama Issa Xujaale) wuxuu ahaa bog ka hadlaayo taariikh nololeedkaaga. Walaal wikipediyaha lagama ogolo in bog cusub lagu qoro taariikh nololeed oo qofka iska hadlaayo. Walaal wixii adiga kugu saabsan ku qor boggaaga isticmaalaha. Isku day in aa fahanto sharciga wikipedia. wixii caawinaad ka akhri Bogga caawinaada. Maax (talk) 07:24, 4 Sebteembar 2012 (UTC)[reply]

sxb lama ogolo meeshaan in oo qofka taariikhdiisa ku qoro. Taariikhdaada waxaa ku qori kartaa boggaaga isticmaalaha!! wax dhib ah ha u arkin. qaybaha kale ee wikipedia waa sidoo kale! Maax (talk) 12:22, 5 Sebteembar 2012 (UTC)[reply]