Jump to content

User talk:YABADHAALE CAYR

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
Faalladii ugu dambaysay: 6 sannadood kahor ee YABADHAALE CAYR qodobka Yabadhaale cayr

Yabadhaale cayr

[wax ka badal xogta]

Yabadhaale waa beel kamida bahweynta cayr waxaana lagu tilmaamaa beesha ugu ilbaxsan dhamaan beylaha habar-gidir waxeyna u Kala baxdaa suna-nabi iyo sabuux Beesha waaa beel taariiq dheer kuleh somalida dhexdeeda waxeyna dagtaa gobolada MUDUG, GALGADUUD, SHABELADA HOOSE, BANAADIR, iyo waliba meelo ka baxsan dalka sida ETHIOPIA, RWANDA , JABUTI,

WAX GARADKA, GANACSATADA iyo AQOONYAHANADA

1, xaaji cabdulle Cali xuuke ( xaakib kii ugu horeeyay ee gobolada dhexe) 2, shiq c/qadir shiq maxamed rage 3,general Cali faarax cabdulle ( Cali marduuf ) 4,Dr c/risaq xassan Cali ( agaasimaha guud ee isbitaalka banaadir ahna madaxa ugu sareeya ee jaamacadda banaadir) 5, xuseen cusman nuur ( agaasimihii hore ee wasaarada macdanta, biyaha, iyo patrol ka ) 6, nabadoon xassan ahmed canshuur 7, caaqil ahmed raage ( gudoomiyihii ugu horeeye ee gobolka banaadir) 8, maxamud cabdi faarax ( xoghayaha guud ee bisha cas) 9, shiq xassan shiq Yusuf ( ganacsade) 10, general xussen ceyrow 11, salaad maxamed shardi salad darbi (fanaan) 12. Nuur eebo ( fanaan ) 13, Eng maxamed shiq Yusuf ( aqonyahan + ganacsade) 14, Eng xasanow ( hool wadeenkii dhismahii isbartiibada ) 15, Dr mahad c/lahi nuur jicin ( mahad shine ) 16, Dr maxamed salad obereye 17, cumar salaad ( aas aasihii dalladda SAFE iyo mid kamida milkilauasha jamacadda UNISO ) 18, cabdulle guure ( abwaan somaliyeed ) 19, nuur shiiq ( isku xirihii SNA ) 20, nabadoon maxamud Cali baare ( deylaaf ) 21, Dr liibaan husen weheliye ( AYAAN HOSPITAL )


Wax qabadka

Kadib bur burkii dowladii dhexe beesha waxee isku xil qaantay soo celintii kaabayaasha dhaqaale sida 1,isbitaalada, sida isbitaalka BANAADIR 2,daladaha waxbarasho, sida dalada ahliga ee safe 3,iskulada, sida iskuul caanka ah ee ABLAAL 4,shirkadaha duulimaadka, JUBBA AIRWAYS iyo AFRICAN AIRWAYS 5,ganacsiga, sida shirkadda oomada FASCLEAN, Somali tayers, ramaad, 6,JAMACADAHA sida SALAAM, BANAADIR, UNISO 7, hotels RAAGE, NAHRU-NIIL, DIPLOMATIC. YABADHAALE CAYR (talk) 12:35, 13 Nofeembar 2019 (UTC)Reply