User talk:Yaqub
Hadal ku darMuuqaal
BEESHA YAQUUB HARTI ABGAL Beesha YAQUUB waa beel kamid ah HARTI ABGAL,Waxeey ka mid yihiin Qabaa'ilada Soomaaliyeed, Waxay ka baxaan Hawiye waxayse ka siiyahiin MUDULOOD abgal Hawiye. beeshu waxa eey dagtaa Gobalada kala ah Hiiraan ,Bakool,Bay,Sha¬belada dhexe afgooye xamar baabili jigjiga .waa beel kamid ah beelaha ugu xadoodka dheer soomaaliya hadana lagutiriyo iney leeyahiin geela ugu badan somaliya dagana dhul leh wabi dhulbeereed dhul buura ley ah kana soobaxaan qeyraad dabiici ah. beeshu waxa kalo oo eey dagtaa Ethiopia baabili. Beesha yaquub waxa eey ka kooban yihiin sida tan.
- maxamad xasan yaquub (owbakar) harti abgal****
1-yaquub(iriboow)
2- cilmi
3- wehliye
4-maxamad
5- reer soomane, reer amiir, reer cali, reer axmedFiqi
Deegaanada ugu caansan oo eey beeshu dagtaa waxaa ka mid ah Baladweyne magaal madaxda gobalka hiiraan mudug baabili, jigjiga(degaanada ethiopiya Buurhakaba ,Bay Diinsoor,Bay Ceelbardo,Bakoo¬l farlibaax Quracjoome Feerfeer Mustaxiil Qalaafe xamar afgooye abeesaale caagsibiri Ceel idaad
Bilow dood la soco Yaqub
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Bilow dood cusub si aad ula xiriirto oo aad ula shaqeyso la Yaqub. Waxa aad halkan ku sheegto si guud ayay u muuqan doonaan si ay dadka kale u arkaan.