User talk:Yaquub yaqub
Hadal ku darBarashada beesha XASAN YAQUUB ee (harti abgal)
(xasan yaquub obakar harti abgal mudulood)
beesha juffada (yaquub) waa juffo ka baxdo HARTI Abgal waa curud ka harti abgaal, juffada xasan yaquub waa 4 wiil oo kala ah, ((arwaaq, maxamad, diimaale , maxamuud)), waxeeyna heestaan boqortooyada ama duubka sare oo ah (IMAAM) imaam yada ayaa ka baxo ama boqortooyada sanadanada mudulood, waxeena kala dagaan magaalooyin kala duwan dagmo kala duwan,beesha yaquub waxeey dagaan, MUDUG, HIIRAAN ,BALADWEEYNE, BUAALE BAKOOL QORYOOLEEY, FARLIBAAX,MUSTAXIIL,XUDUR, JIGJIGA, yaquub(obakar) waxeey u'kala baxaan sidatan hoos eeg
yaquub/obakar
obakar waxee ka kooban yihiin 3da yaquub iyo adeerkood oo ah( yabaroow) ama qajafweeyn
(**** xasan yaquub***), wuxuu dhalay 4 wiil oo kala ah,
(1) maxamad xasan yaquub oo ah curadka xasan yaquub, waxee dagaan imanka hiiraan, baladweeyne, far libaax mustaxii ilaa caro ethiopiya, waxeey kaloo dagaan, mudug. xamar, maxamad ka wuxu ka soo cadhooday markii boqortoyada duubka imaam nimada lasiiyay walaalkiis yaraa ee diimaale, kadib ayuu u'haajiray caro hiiraan, waxaa ka soo jeedo dad caan ah sida, ninkii dowladi taleex ka ahaa khusuusigi khaligii ugu weeyna oo talada iyo shareecada islamka ku xukumi jiray, 1908,seedigiisna uu ahaa sayid maxamad cabdule xasan 1899, gabay gi ku baxay axmedfiqi wuxuu ah, waxa sidatan iigalay waa seedigeey rumee, sawaab kagama helin sadaqadii axmadfiqi.
(2) diimaale xasan yaquub, waa yaraanka xasan yaquub, waxaana loo duubay imaam nimadi boqortoyada mudulood, waxeey dagaan shabeelda dhexe, xamar, afgooye, biyo cade, adan yabale, cadale, waxaa ka dhashay imama maxamuud imaam,waxaa ka dhashay boqortooyadii imaaradii yaquub 1870, marki la jabiyay ajuuran king domn, waxaa qabtay nin la'oran jiray yaquub oo xukumay 14 yrs.
(3) maxamuud xasan yaquub, waxeey ka soo cadhoodeeyn boqortooyadi imaamnimada , kadib markii walaalkood yar diimale la siiyay, ayuu u haajiray , bay , bu'aale bakool ilaa afgooye sheblada hoose, waxeey galoo dagaaan shangaani xamar.
(4) arwaaq xasan yaquub, waxeey dagaan, biyo cade, adan yabale, cadale warshiiq, xamar, waa wadnaha, waa kanaa asgoo faah faahan beesha xasan yaquub(obakar gabane) ee (harti abgal)
OBAKAR/YAQUUB
beesha obakar/ama (yaquub) waa juffo kabaxado harti abgal
waa curud ka harti abgaal, waxeeyna heestaan boqortooyada ama duubka sare oo ah (IMAAM)
imaam yada ayaa ka baxo ama boqortooyada mudulood,
waxeena kala dagaan magaalooyin kala duwan dagmo kala duwan,
obakar(gabane) waxeey u'kala baxaan sidatan hoos eeg
obakar/ama yaquub
obakar ka waxee ka kooban yihiin sadax yaquub iyo adeerkood oo ah( yabaroow) ama qajafweeyn
(1) @@@*** XASAN YAQUUB******@
(**** xasan yaquub***), wuxuu dhalay 4 wiil oo kala ah,
(1) ***((maxamad xasan yaquub***)) oo ah curadka xasan yaquub, waxee dagaan imanka hiiraan, baladweeyne, far libaax mustaxii baladweene, bakool, ilaa caro ethiopiya, waxeey kaloo dagaan, mudug. xamar, maxamad ka wuxu ka soo cadhooday markii boqortoyada duubka imaam nimada lasiiyay walaalkiis yaraa ee diimaale, kadib ayuu u'haajiray caro hiiraan, waxaa ka soo jeedo dad caan ah sida, ninkii dowladi taleex ka ahaa khaligii ugu weeyna oo talada iyo shareecada islamka ku xukumi jiray,seedigiisna uu ahaa sayid maxamad cabdule xasan 1899, gabay gi ku baxay axmedfiqi wuxuu ah, waxa sidatan iigalay waa seedigeey rumee, sawaab kagama helin sadaqadii axmadfiqi.
(2) ***((diimaale xasan yaquub***)) waa yaraanka xasan yaquub, waxaana loo duubay imaam nimadi boqortoyada mudulood, waxeey dagaan shabeelda dhexe, xamar, afgooye, biyo cade, adan yabale, cadale, waxaa ka dhashay imama maxamuud imaam,
(3) ***((maxamuud xasan yaquub***)) waxeey ka soo cadhoodeeyn boqortooyadi imaamnimada , kadib markii walaalkood yar diimale la siiyay, ayuu u haajiray , bay , bu'aale, bay ilaa jubada hoose ilaa afgooye , waxeey galoo dagaaan shangaani xamar. waxaa ka dhashay boqortooyadii imaaradii yaquub 1870, marki la jabiyay ajuuran king domn, waxaa qabtay nin la'oran jiray yaquub oo xukumay 16 sano.
(4) ***((arwaaq xasan yaquub***)), waxeey dagaan, biyo cade, adan yabale, cadale warshiiq, xamar, waa wadnaha xasan yaquub,
(2) (***cali yaquub****)
(((3) (*** axmad yaquub***)
((((((((4))***** yabaroow ama (qajafweeyn) oo ah adeerkood
Start a discussion with Yaquub yaqub
Talk pages are where people discuss how to make content on Wikipedia the best that it can be. Start a new discussion to connect and collaborate with Yaquub yaqub. What you say here will be public for others to see.