Jump to content

User talk:~2025-50460-3

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
Faalladii ugu dambaysay: 8 bilood kahor ee Isma4l qodobka Block

Ku soo dhawoow wikipedia Soomaaliga

[wax ka badal xogta]

Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah. meeshaan qof walba ayaa wax ku soo darsado. wixii qaldan waa sixi kartaa, hadii aa maqaal cusub bilaawdid, ku soo dar xog caddayn ama tixraac. Isma4l (wadahadal) 21:06, 2 Sebteembar 2025 (UTC)Reply

Jooji

[wax ka badal xogta]

@~2025-50460-3 Afsoomaliya: Fadlan jooji wax ka badalkaaga waa mid carqaladeysan wuxuu u qoran yahay qaab Ingiriis English This is not the English Wikipedia, it is the Somali Wikipedia. Please stop writing in English. Isma4l (wadahadal) 23:43, 2 Sebteembar 2025 (UTC)Reply

Block

[wax ka badal xogta]

Waxaa laga yaabaa in lagaa hor istaago inaad badasho Wikipedia sababtoo ah kharribaad. (eeg qaybta isticmaalayaasha waa la xannibi doonaa.) Isma4l (wadahadal) 06:28, 3 Sebteembar 2025 (UTC)Reply