Jump to content

User talk:~2025-58238-5

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
Faalladii ugu dambaysay: 4 bilood kahor ee Isma4l qodobka Ku soo dhawoow wikipedia Soomaaliga

Ku soo dhawoow wikipedia Soomaaliga

[wax ka badal xogta]
Waa ku salaamay Isticmaalaha la aqoon Ku Soo Dhawoow Wikipediaha Soomaaliga!

Bartan waxaa ka diiwaan gashan 43,852 isticmaale; waxaana ku jira 31,134 maqaal ku qoran Af-Soomaali!



Wikipedia waa mashruuc bedel wadareed ee Insaykalobeedhiya aqoon iyo dhaqan ku dhisan luqadihiisa kala gedisan. Luuqada Soomaaligu wuxuu ka mid tahay luuqadaha ugu liita xaga horumarka iyo cilmiga laga helo barta internetka. Sidaasi darteed waxaa dhamaanteen waajib inaga saaran yahay horumarinta iyo kobcinta luuqadeena. Qof kasta wuu ka qeybqaadan karaa horumarint luuqadeena, adiga oo wax ka qoraya maqaalada aad aqoonta u leedahay isla markaana ku soo daraya xigasho iyo cadayn. Khasab ma ahan inaad aqoon badan u leedahay bog aad qorayso, laakiin waxaa muhiim ah inaad qorto kaliya wixii xaqiiqo ah eed hubto. Sidoo kale, waxaa hubaal ah inaad khalad samayni ama wax garan waayi; waxaad fiirisaa boga (Caawinaad).

Fadlan aqri tillabooyinkaa koowaad hab bedelka, iyo habka bedelka bogagga iyo samaynta maqaallo cusub iyo isku toosintooda sida habka wikipedia. kadib bacaadka si aad halkaa ugu tijaabiso tillaabada koowaad.

Soo jeedin ayaad samayn kartaa iyo su'aalo taasoo ku saabsan habka shaqada ee wikipedia waxaa sidaas oo kale awoodaa Su'aashaada. Cilmiga ah kuna dhisan anshax.

Waxaa kaloo awoodaa Qeexis ku sameeyso waxaa tahay boggaada gaarka ah, adigoo iska qora macluumaad oo kugu saabsan: luqadaha aad ku hadasho, Dalkee tahay, maxase danaynaysaa?...

Ha ka tagin saxiixa ee Bogagga wadahadalka qorista afar xarriiq sidaan ~~~~. laakiin waxaa lagaa rabaa inaan la saxiixin maqaalada, maxaa yeelay waxay noqonayaan wada lahaansho marka la sameeyo.

Waxaan kaa codsanaynaa inaad eegto shanta walxood ee wikipedia iyo habka raadraaca (dhexdhexaadnimo, iyo soo xigashada, iyo usluubka bedelka, iyo habka siirada ama taariikh nololeedka, si ku haboon taariikhda qofka). sida laga doonayo ha ka tagin inaadan internetka nuqul ka soo qaadan sababaha milkiyada xuquuqda muallifka. sidoo kale waxaad awoodaa inaad ka qayb qaadato Mashaariicda wikipedia inaad ku darsato mowduucii ku cajab geliya.

Waan soo dhaweynaynaa ka qayb-qaadashada Soo galinta fayl, si loogu qurxiyo maqaalada, adigoo il gooniya u eegya xeerarka ku saabsan Xeerka adeegsiga sawirka iyo ixtiraamidda milkiyada xuquuqda muallifka. waxaa kaloo jira wikipediyeyaal iskaa wax u qabso ah ee Graphics Lab si ay u hagaajiyaan sawirada.

Ugu dambeyn, waana kan ugu muhimsan Waxaan kaa rajaynaynaa inaad ku dhiirato gacan naga siiso mashruucaan!

Haddii aad hayso soo jeedin ama su'aalo, waxaad ku soo ban dhigi kartaa Boggaan ama bogga wadahadalka.

Tallo Isticmaalaha la aqoon, Tusaale iyo Xasuusin!
Waad ku mahadsantahay wakhtiga, dadaalka iyo fikirka aad rabto inaad ku soo darto Wikipedia. Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay inuu hello aqoon, warbixin iyo cilmi sax ah kaasi oo ku salaysan run iyo cilmibaadhis. Sidaasi darteed, waxaan kaa codsanaynaa inaad tixgeliso qodobadan:
  • Marka ugu horeysa Bacaadka ku samee qoraal tijaabo ah.
  • Qoraalkaagu ha noqdo mid dadka anfici karta. Xasuuso sababta aad wax uqorayso waa in dad kale kaa faa'iideystaan.
  • Ha bedelin qoraal aanad aqoon u lahayn. Bartan waxaa ku jira bogag khaas ah oo keydinaya macluumaadka aasaas u ah Wikipedia.
  • Hadii aad qoraal sameyso waa inaad ahaato dhexdhexaad oo ku salayso run. Wixii been ama khalad ah waa la tirtiri doonaa.
  • Ixtiraam isticmaalayaasha kale. Qof walba wuxuu jecel yahay in la sharfo, markaa dadka kale sharaf si adiga laguu ixtiraamo.
  • Wixii aad garan weydo su'aal istimaalayaasha ama maamulka.

Sidoo kale fiiri bogaga hoos ku qoran:

Wixii caawinaad dheeraad ah ee ku saabsan Wikipedia ka akhri meeshaan.


KU SOO DHAWOOW SOOMAALI WIKIPEDIA

Fadlan Ka Qeyb Qaado Horumarka Luuqadeena

Hadii aad su'aalo qabto?


Halkaan soo booqo Su'aashaada soo gudbi.

Waa qaabkee qoraalka?


Halkaan eeg Habka.

Ma waxaad dooneeysaa dheerad?


Soo booqo Goobta wikipedia.

Sida loo qoro maqaal


Ku tijaabi marka hore qoraalka Bacaadka.

Maxaa laga wadaa...?


Fasrirka Ereyo.

Ma dooneeysaa inaad la xiriirto Wikipedia?


Soo booqo bogga nala soo xirii.




Fiirogaar ah: Hadii aad wax ka taqaano maqaalada hoos ku qoran fadlan balaadhi oo ku dar macluumaad dhexdhexaad ah oo lagu kalsoonaan karo. Sidoo kale waxaad ka soo turjumi kartaa luuqada Ingiriiska ama luuqada Carabiga iyo luuqadaha kale eed aqoonta u leedahay. Xasuusnoow ujeedada maqaalku waa in dad kale kaa faa'iideystaan iyo in luuqadeena hooyo horumarto; fadlan dhexdhexaad ahoow markasta. Mahadsanid.
Maqaal Qabyo ah
10, 100, 101, 102, 103, 104, 105, 106, 107, 108, 109, 11, 110, 13, 13 (tiro), 14, 15, 15 (tiro), 16, 17, 18, 19, 197, 1985, 1986, 1987, 1988, 1989, 1990, 20, 200, 21, 22, 23, 24, 25, 26, 27, 28, 29, 30, 31,32,33, 34, 35, 36, 37, 38, 39, 4, 40, 41, 42, 43, 44, 45, 46, 47, 48, 49, 5, 50, 51, 52, 53, 54, 55, 56, 57, 58, 6, 60, 61, 62, 63, 64, 65, 66, 67, 68, 69, 7, 70, 71, 72, 73, 74, 75, 76, 77, 78, 79, 8, 80, 81, 82, 83, 84, 85, 86, 87, 88 89, 9, 90, 91, 92, 93, 94, 95, 97, 98, 99, Aabo, Aakhiro, Aargon, Aarsenik, Aaydhiin, Abaayo, Abala-abalayn bayoloji, Abkow, Aboowe, Abshir Bacadle, Abti, Abu Bakr, Abu Sufyaan, Abuu Xaniifa, Adeer, Adenoviridae, Adhi, Adult Film Database, Af-Hawsa, Afareey, Afarta Xili, Hayat Ahmed, AIDS, Ajay Devgan, Akara, Akkad, Akkadiyaan, Aktiiniyaam, Al Hudaydah, Al Mahwit, Al Mukalla, Albaab, Alexa Internet, Algiers, Aljeeriya, Allaybaday, Alofi, Alumiiniyaam, Amina bint Wahb, Amxaaro, Anatooliya, Andalus, Android, Angola, Anopheles, Antananarifo, Antigua iyo Barbuda, Antimony, Aqoon, Arag, Arjen Robben, Asiyriya, Asmara, Assur, Astatiin, Australia, Awdalland, Awdheegle, Awood, Awood Kaydsan, Awood Socota, Axkaamta Janaasada, Ayeeyo, Baabiyloon, Baabiylooniya, Baabuur, Baariyaam, Baarlamaan, Baasaboorka Soomaaliya, Bac, Bacarimin, Bad, Bada Carbeed, Bada Dhexe, Bada Kaariibiya, Bada madaw, Bada Qaswiin, Baddacas, Bac Bacarimin

Bad Bada Carbeed Bada Dhexe Bada Kaariibiya Bada madaw Bada Qaswiin Baddacas Badweyn Badweynta Atlaantik Badweynta Baasifik Badweynta Hindiya Badweynta Koonfured Bahda Bisada Bakeyle Balac Baladiyaam Balatiniyaam Bamako Banaaney Banama Bandarjadiid Bangui Banjul Banki Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Barandho Baras Barasafille Barashada kumbuyuutarada Barbados Bare Bariis Barmuudo Baruur Baydhabo Bayt al-Faqih Beeraha laalaada Belise Beriiliyaam Bidix Bilaal Bilaha Bill Gates Bilyan Bing Biniktojiin Bir Bir la Mood Bir Ma Ahe Birta Alkali Bismuth Bissau Biyo Biyomal Bluto Bohriyaam Bollywood Boloniyaam Booron Boosaaso Boqol Boqolsoon Boqortooyo Boqoshaa Boromiin Bort Lois Borto-Novo Botashiyaam Braia Bruno Mars Budunbuto Buenos Aires Bujumbura Bulahaar Burcad Badeed Burris Burundi Busbus Bushkuleeti Buulo Hoose Buuri Buurta Everst Buurta Xira

Maqaalo Balaadhin u Baahan
been  · sheeko  · war  · run  · khiyaali  · casuus (midab)  · Tirtir  · xalwo  · laxoox  · canbuulo  · qureebaad  · xawaash  · Cunto Soomaali  · kamsar  · salool  · sukhaar  · sacab  · xaniid  · waslad  · suugo  · makaroone  · Ileys  · cabsi  · Qureec  · Qado  · Casho  · dhedig  · lab  · nin  · naag  · wiil  · gabadh  · Suurad  · Aayad  · Austin  · Boston  · Adoon  · Hollywood  · Shirkad  · Dadka Madoow  · Malcolm X  · Dadka Cad  · Saint Paul  · Sow Bowlo  · Dabeyl  · Malcolm X  · Fanaan  · Hees  · C.Qadir Macalin Jubba  · Webiga Mississippi  · Dhogor  · NASA  · Bloominton, Minnesota  · Hennepin County, Minnesota  · Saldanadii Cadal  · Banki  · Dadka Cad  · Baabiyloon  · Xadiid  · Bahda Qoraxdu Midaysay  · Waalid  · Walaal  · Aabo  · Hooyo  · Lambar  · Tiro  · Iskudhufasho  · Iskuqaybin  · Kalagoyn  ·  · Dayax  · Dhagax  · Luuqad  · Cimilo  · Bank  · Macalin  · Xoolo  · Xayawaan  · Adhi  · Safarka Wakhtiga  ·  · Cadaab  · Safarka Wakhtiga  · Bun  · Gego diyaarad  · Isku dhis  · Falgal  · Geeri  · Jano  · Cadaab  · Noole  · Nolol  · 118 Curiye  · Dhadhan  · Dhanaan  · macaan  · qadhaadh  · buni  · basali  · mugdi  · cowlaan  · oranji  · Mesobotaamiya  · Boqortooyo  · Baabiyloon  · Sumeeriyaan  · Akkadiyaan  · Asiyriyaan  · firiley  · maraq  · dux  · baruur  · shidaal  · saliid  · daqiiq  · buskud  · baasto  · masago  · milix  · diig  · digaagad  · ilig  · gows  · fool  · cirid  · weji  · gacan  · lug  · dhabar  · calool  · laab  · qoor  · san  · af  · dheg  · gadh  · daan  · jidh  · il  · magac  · Aamina  · Ayuub  · Cumar  · Hodan  · Waaberi  · Xuseen  · Xasan  · Xaliima Khaliif Magool  · Maxamed Saleebaan Tubeec  · Tahliil  · Maxamed Nuur Giriig  · Khadra Daahir Cige  · Xasan Aaden Samatar  · C.Qadir Macalin Jubba  · Sahra Axmed  · Gabay  · Fan  · Khulafo Raashidiin  · Cumar bin Khattab  · Abu Bakr al-Sadiiq  · Cusmaan binu Cafaan  · Cali bin Abi-Dalib  · Umawiyiin  · Mucawiye  · Khulafadii Umawiyiinta  · Khulafadii Cabaasiyiinta  · Khulafadii Cusmaaniyiinta  · daad  · Kuliyada Waxbarashada  · Kuliyada Tabobarka Macalimiinta  · Kuliyada Maamulka & Ganacsiga  · Kuliyada Sharciga & Qaanuunka  · Kuliyada Beeraha & Deegaanka  · Kuliyada Caafimaadka  · Kuliyada Kalkaalisada  · Kuliyada ITga & Koombuyuterka  · Kuliyada Injineerinka  · Kuliyada Dhakhtarka Ilkaha  · Kuliyada Waxbarashada  · Kuliyada Maamulka & Ganacsiga  · Kuliyada Sharciga & Qaanuunka  · Kuliyada Beeraha & Deegaanka  · Kuliyada Caafimaadka  · Kuliyada Kalkaalisada  · Kuliyada ITga & Koombuyuterka  · Kuliyada Injineerinka  · Kuliyada Dhakhtarka Ilkaha  · Camuud  ·  · Beeraha laalaada  · Cilmi  · Abkow  · Abti  · Adeer  · Ayeeyo  · Dumaashi  · Eedo  · Habarwadaag  · Habaryar  · Ilmo abti  · Ilmo adeer  · Mocooyo  · Qaraabo  · Seedi  · Seey  · Xaas  · Soomaali Alifbeet  · Far Soomaali  · Alifbeet  · Xoriyad  · Farxad  · Majaajilo  · Ruwaayad  · Casab  · Xasan Sheekh Mumin  · Khadija Qalanjo  · Cabdi Sinimo  · Balwo  · Salool  · Shaqada guriga  · Barashada waxbaridda
Maqaalo badan oo qabyo (gumud) ah fadlan fiiri: Category:Gumud
Isma4l (wadahadal) 22:17, 11 Sebteembar 2025 (UTC)Reply