Volkan Şen
Appearance
|
Volkan Şen oo u Safan Xulka Qaranka 2016kii | |||
| Macluumaad Xirfadeed | |||
|---|---|---|---|
| Saddex Magac | Volkan Şen | ||
| Dhashay | 7 July 1987 | ||
| Ku dhashay | Bursa, Turkiga | ||
| Joogga | 1.73 m (5 ft 8 in) | ||
| Booska cayaarta | Khad Dhexe/Garab | ||
| Macluumaadka Naadiga | |||
| Kooxda Hadda | Fenerbahce SK | ||
| Nambarka | 20 | ||
| Ciyaartooyda yar-yar | |||
| 2000–2002 | Bursa Merinosspor | ||
| 2002–2004 | TSE Arabayatağıspor | ||
| 2004–2005 | Bursaspor | ||
| Cayaartooyda Waawynka* | |||
| Sanadaha | Team | Apps† | (Goolal)† |
| 2005–2011 | Bursaspor | 99 | (11) |
| 2005–2007 | → Bursa Merinosspor (loan) | 16 | (2) |
| 2011–2014 | Trabzonspor | 47 | (6) |
| 2014–2015 | Bursaspor | 30 | (12) |
| 2015– | Fenerbahce SK | 25 | (5) |
| Xulka Qaranka‡ | |||
| 2007–2008 | Turkiga 21-Jirka ah | 4 | (0) |
| 2010– | Turkiga | 12 | (0) |
† Appearances (Goals). | |||
Volkan Şen (Bursa, 7 Luuliyo 1987) waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga, wuxuuna hadda u ciyaaraa kooxda Fenerbahce SK ee ka dhisan magaalada Istanbul iyo xulka qaranka dalka Turkiga.