Galmo
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay WASMO)
- Kani waa maqaal ku saabsan isku-tega labka iyo dhediga noolaha.


Galmo, Wasmo (ingiriis: sex; carabi: جنس) waa iskutega labka iyo dhediga noolaha si ay u tafiirmaan isla markaana u raaxeystaan. Tafiiranka galmada waxaa ka mid ah marka ay isgaadhaan manida (shahwada) raga iyo ukunta dumarka, taasi oo suurta-gelisa abuuranka unugyo cusub oo farsamaha Ilaahay ku noqda nolol.
Zinā waa galmo u dhexaysa laba qof aan is qabin, ama aan isku guursan si waafaqsan sharciga Islaamka, waana dambi weyn oo diinta Islaamka si cad u mamnuucday.
Galmada waa mid jaadad badan inkastoo jaadka ugu caansani uu yahay isu taga lab iyo dhadig iyagoa oo adeegsanaya xubnaha ku haboon ee soo jireenka ahaa sida 'Siil iyo gus .