Waa Tuulo dhacda Gobolka mudug gaar ahaan magaalada Xarardheere. Inkastoo dhawaan la aasaasay haddana waa tuulo dad badan oo oomane ahaa ay ku oon baxeen. Waxaa dagga jufada Habar gidir ee Saruur.

Ka Wikipedia

Burjiriqo: Waa Tuulo yar oo dhacda magaalada Xarardheere. Waxaa la aasaasay bar dhaw iyada oo dad ganacsata ah oo deegaanka u dhashay ay ka sameeyeen ceelal biyaha laga cabo. Tuulada waxaa daggan jufada Habar gidir ee Saruur.Iyo Beesha Cayr oo qasatan Yabadhaleiyo beesha Salebaan oo ka dagaan habarawe iyo Reer warsame