Wadan Fashilmay

Ka Wikipedia

Wadan Dhacay waxaa laga wadaa, wadan leheen wax xukun ah ama dowlad shaqeesa, haddii ee wax dowlad leedahay neh malahan awood ee ku maamusho dalka oo dhan. Runtii magaca "wadan dhacay" waa wax aad u foolxun, waxaana badanaa loogu yeeraa (wadamada aadka u danbeeya).Soomaaliya maanta meel kasto waxee la joogtaa magac xumo, sidaas darteed waxaa tusaalo ahaan "wadan dhacay" loogu soo qaataa dalka soomaaliya.