Wanle Weyn

Ka Wikipedia

Wanle weyn ama Daafeed waa Magaalo taariikh dheer leh kana tirsan Degmooyinka Gobolka Shabeelaha Hoose waana Magaalo ay daggenyihiin dadka loo yaqaan shanta caleemood oo kala ah 1 Hubeer 2 Erdhe 3 Jambaluul 4 Barbaare iyo 5 Hiifmuge. shantaas qabiil waa asalka dadka iska leh wanle weyn. waxaa soo raaca oo iyaguna aad u dagan degmada wanle weyn :- beesha Gaal jecel sidoo kale waxaa daganbeesha jambalu heyloole eaa kuma r,garre,degmada wanle weyn waxey u jirtaa Magaalo Madaxda dalka ee Muqdisho 90km,dhanka galbeed ,waxayna ku taallaa waddada isku xirta Xamar iyo Baydhaba.degmada Wanle weyn waxey xuduud la wadaagtaa dhanka woqooyi Gobolada Hiiraan iyo Shabeelada dhexe dhanka bari, Afgooye dhanka koonfureed, Qoryooley iyo dhanka galbeed Buur Hakaba. intii ka horreysay Dowladdii Militariga aheyd, ee dalku ka koobnaa 8da Gobol,Degmada wanle weyn waxey ka tirsaneyd Gobolka Banaadir.