Jump to content

Waqooyiga Kuuriya

40°00′N 127°00′E / 40.000°N 127.000°E / 40.000; 127.000

Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Shacabka ee Kuuriya
조선민주주의인민공화국
Woqooyi Korea
Calanka Woqooyi Korea
Calanka
Astaanta ee Woqooyi Korea
Astaanta
Hal-ku-dheg: 강성대국
(Dal adag oo barwaaqo ah)
Heesta qaranka: 애국가
Aegukka
"Hees Wadani ah"
Goobta uu ku yaalo Woqooyi Korea
CaasimaddaPyongyang
Luuqadaha rasmiga ahluqadda Kuuriya
Hoggaamiyayaasha
 Hogaamiyaha ugu sareeya
Kim Jong Un
 Ra'iisul wasaare
Kim Tok-hun
Aasaaskii
 Madax banaanida Japan
15kii Ogosto 1945kii
 dagaalka Kuuriya
25 Juun 1950 - 27 Luulyo 1953
 Dastuurka hadda jira
27 December 1972
 Geerida Kim Il Sung
8 Luulyo 1994
 Geerida Kim Jong Il
17 December 2011
Bedka
 Wadarta
120,540 km2 (46,540 sq mi)
Lacagtawon (KPW)

Woqooyi Korea (북조선, 北朝鮮) ama Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Shacabka ee Kuuriya (조선민주주의인민공화국, 朝鮮民主主義人民共和國) waa wadan yar oo ku yaalo bariga qaarada Aasiya. Waqooyi shacabka waxa ay ka go'day Koonfur Kuuriya oo markeedi hore la isku dhihi jiray Kuuriya, sanadka markii uu ahaa 1950kii. ayaga oo dagaal xun dhaxmaray oo ilaa hadda ee colaad dhex taagantahay. woqooyi iyo koonfurtaba waxaa soo gumeystay wadanka Jabaan. Kuuriyada Woqooyi ayaa si weyn loogu eedeeyaa inay malaha tahay tii ugu xumayd ee xagga xuquuqda aadanaha adduunka. Rasmi ahaan, Kuuriyada Waqooyi waa dawlad aan diin lahayn.