U bood nuxurka

Waraabeeye

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Waraabeeye waa degmo ka tirsan gobolka Togdheer waxaana la dagay qiyaas ahaan 1950 sidoo kale degmadu waxay Xarun u ahayd mujaahidiintii SNM waa degmo ku suntan halgan iyo xorayntii dalka.[1]

Gudoomiyihii ugu horeeyay wuxuu ahaa

Aadan waraabeeye wakhtigan la joogo

Waxa gudoomiye ama mayor ka ah degmada waraabeeye Xamse shaqale [2]

Qabiil ahaana waxa degmada waraabeeye daga Habaryoonis Reer Xuseen [3]

  1. ↑ Waraabeeye
  2. ↑ w
  3. ↑ w